Laamiyatul Afcaal – Sheekh Khaashici

Kitaabkan Waxa la yidhaahdaa laamiyatul afcaal ama abniyatul afcaal. Waa kitaab gabay ah oo bayt walba uu ku dhamaanayo laam sidaasaana loogu bixiyay laamiya. Waxa qoray sheekh Jamaaludiin abu Cabdillaah Muxamad ibn Cabdillaah ibn Maalik. Waa kitaab ka waramaya cilmiga sarf oo kamida culuumta luuqada carabiga ah. Sarfigu waa cilmiga uu ardaygu ka bilaabayo oo mudan in naxwaha laga horeeysiiyo. Naxwuhu wuxuu ka hadlaa cilmiga muraakabaat ka ah sida ficil iyo faacil laysku geeyay ama mubtada iyo khabar laysku daray laakiin sarfigu wuxuu ka hadlaa cilmiga mufradaatka sida jaa’ keligeed kharaja keligeed.

Download kitaabka matnu laamiyatul afcaal (pdf)
Download sharx laamiyatul afcaal manaahilul rijaal (pdf)

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *