Contents
show
Halkan ka dhagayso ama ka download garayso iyadoo mp3 ah Tafsiirka Quraanka Kariimka oo uu soo jeedinayo Sh. Cumar Faaruuq raxiimahullah.
Tafsiirka Suuratul Faatixah
- 001 Al-Faatixah [1-7] – 01:02:37
Tafsiirka Suuratul Baqarah
- 002 Al-Baqarah [1-25] – 01:00:25
- 002 Al-Baqarah [26-43] – 01:03:21
- 002 Al-Baqarah [44-59] – 01:02:14
- 002 Al-Baqarah [60-74] – 01:00:23
- 002 Al-Baqarah [75-91] – 01:04:08
- 002 Al-Baqarah [92-105] – 54:17
- 002 Al-Baqarah [106-123] – 57:18
- 002 Al-Baqarah [124-141] – 55:01
- 002 Al-Baqarah [142-157] – 59:50
- 002 Al-Baqarah [158-176] – 51:58
- 002 Al-Baqarah [177-188] – 01:01:40
- 002 Al-Baqarah [189-202] – 58:04
- 002 Al-Baqarah [203-218] – 01:04:04
- 002 Al-Baqarah [219-232] – 01:04:39
- 002 Al-Baqarah [233-242] – 53:28
- 002 Al-Baqarah [243-252] – 56:01
- 002 Al-Baqarah [253-262] – 01:03:11
- 002 Al-Baqarah [263-271] – 55:52
- 002 Al-Baqarah [272-282] – 58:42
Tafsiirka Suuratul Aali-Cimraan
- 003 Al-Baqarah [283] – Aali-Cimraan [14] – 01:04:10
- 003 Aali-Cimraan [15-32] – 01:06:28
- 003 Aali-Cimraan [33-51] – 01:03:01
- 003 Aali-Cimraan [52-74] – 55:21
- 003 Aali-Cimraan [75-92] – 01:12:35
- 003 Aali-Cimraan [93-112] – 01:00:46
- 003 Aali-Cimraan [113-132] – 01:04:26
- 003 Aali-Cimraan [133-152] – 01:02:08
- 003 Aali-Cimraan [153-170] – 01:07:37
- 003 Aali-Cimraan[171-185] – 50:43
- 003 Aali-Cimraan [186-200] – 50:30
Tafsiirka Suuratul Nisaa
- 004 An-Nisaa [1-11] – 59:39
- 004 An-Nisaa [12-23] – 59:02
- 004 An-Nisaa [24-35] – 01:00:46
- 004 An-Nisaa [36-57] – 01:05:44
- 004 An-Nisaa [58-73] – 56:53
- 004 An-Nisaa [74-87] – 53:36
- 004 An-Nisaa [88-99] – 01:00:04
- 004 An-Nisaa [100-113] – 55:43
- 004 An-Nisaa [114-134] – 59:14
- 004 An-Nisaa [135-147] – 01:01:40
- 004 An-Nisaa [148-162] – 55:29
- 004 An-Nisaa [163-172] – 57:25
Tafsiirka Suuratul Maaidah
- 005 Al-Maaidah [1-11] – 01:02:44
- 005 Al-Maaidah [12-26] – 58:02
- 005 Al-Maaidah [27-40] – 58:25
- 005 Al-Maaidah [41-50] – 52:16
- 005 Al-Maaidah [51-66] – 01:03:24
- 005 Al-Maaidah [67-81] – 55:12
- 005 Al-Maaidah [82-96] – 01:07:57
- 005 Al-Maaidah [97-108] – 51:13:00
- 005 Al-Maaidah [109] – Al-Ancaam [12] – 01:10:02
Tafsiirka Suuratul Ancaam
- 006 Al-Ancaam [13-35] – 01:07:03
- 006 Al-Ancaam [36-58] – 52:55
- 006 Al-Ancaam [59-73] – 52:42
- 006 Al-Ancaam [74-94] – 01:10:48
- 006 Al-Ancaam [95-110] – 55:34
- 006 Al-Ancaam [111-126] – 01:04:43
- 006 Al-Ancaam [127-140] – 01:01:37
- 006 Al-Ancaam [141-150] – 51:40
- 006 Al-Ancaam [151-165] – 01:06:47
Tafsiirka Suuratul Acraaf
- 007 Al-Acraaf [1-30] – 01:07:36
- 007 Al-Acraaf [31-46] – 01:00:30
- 007 Al-Acraaf [47-64] – 01:07:18
- 007 Al-Acraaf [65-87] – 01:09:01
- 007 Al-Acraaf [88-116] – 01:10:25
- 007 Al-Acraaf [117-141] – 01:01:24
- 007 Al-Acraaf [142-155] – 01:04:04
- 007 Al-Acraaf [156-170] – 01:09:03
- 007 Al-Acraaf [171-188] – 01:05:19
- 007 Al-Acraaf [189-206] – 01:05:51
Tafsiirka Suuratul Anfaal
- 008 Al-Anfaal [1-21] – 01:07:06
- 008 Al-Anfaal [22-40] – 01:07:44
- 008 Al-Anfaal [41-60] – 01:11:17
- 008 Al-Anfaal [61-75] – 01:04:44
Tafsiirka Suuratul Tawbah
- 009 At-Tawbah [1-18] – 01:07:34
- 009 At-Tawbah [19-33] – 01:10:21
- 009 At-Tawbah [34-45] – 01:04:39
- 009 At-Tawbah [46-59] – 58:06
- 009 At-Tawbah [60-74] – 01:10:16
- 009 At-Tawbah [75-92] – 01:07:28
- 009 At-Tawbah [93-110] – 01:10:07
- 009 At-Tawbah [111-121] – 55:06
- 009 At-Tawbah [122] – Yuunus [10] – 01:09:28
Tafsiirka Suuratul Yuunus
- 010 Yuunus [11-25] – 01:10:48
- 010 Yuunus [26-52] – 01:11:50
- 010 Yuunus [53-70] – 01:07:33
- 010 Yuunus [71-89] – 01:04
- 010 Yuunus [90-109] – 01:09:06
Tafsiirka Suuratul Huud
- 011 Huud [1-23] – 01:09:45
- 011 Huud [24-40] – 01:05:50
- 011 Huud [41-60] – 01:08:28
- 011 Huud [61-83] – 01:08:27
- 011 Huud [84-107] – 01:07:05
- 011 Huud [108] – Yusuf [6] – 01:08:04
Tafsiirka Suuratul Yuusuf
- 012 Yuusuf [7-29] – 01:06:35
- 012 Yuusuf [30-52] – 01:11:57
- 012 Yuusuf [53-76] – 01:09:59
- 012 Yuusuf [77-100] – 01:10:54
- 012 Yuusuf [101] – Racad [4] – 01:05:15
Tafsiirka Suuratul Racad
- 013 Racad [5-18] – 01:06:51
- 013 Racad [19-34] – 01:01:22
- 013 Racad [35] – Ibraahim [9] – 01:09:51
Tafsiirka Suuratul Ibraahiim
- 014 Ibraahiim [10-27] – 01:01:58
- 014 Ibraahiim [28-52] – 01:07:22
Tafsiirka Suuratul Xijr
- 015 Al-Xijr [1-48] – 01:09:28
- 015 Al-Xijr [49-99] – 01:06:28
Tafsiirka Suuratul Naxl
- 016 An-Naxl [1-29] – 01:09:38
- 016 An-Naxl [30-50] – 01:06:45
- 016 An-Naxl [51-74] – 01:07:12
- 016 An-Naxl [75-89] – 01:01:24
- 016 An-Naxl [90-110] – 01:06:36
- 016 An-Naxl [111-128] – 01:05:26
Tafsiirka Suuratul Israa
- 017 Al-Israa [1-22] – 01:09:26
- 017 Al-Israa [23-48] – 01:09:25
- 017 Al-Israa [49-69] – 01:02:18
- 017 Al-Israa [70-93] – 01:08:46
- 017 Al-Israa [94-111] – 01:07:34
Tafsiirka Suuratul Kahf
- 018 Al-Kahf [1-16] – 56:14
- 018 Al-Kahf [17-31] – 53:36
- 018 Al-Kahf [32-50] – 01:06:27
- 018 Al-Kahf [51-74] – 01:03:35
- 018 Al-Kahf [75-98] – 01:03:09
- 018 Al-Kahf [99] – Maryam [21] – 01:03:20
Tafsiirka Suuratul Maryam
- 019 Maryam [22-58] – 01:04:49
- 019 Maryam [59-98] – 01:04:07
Tafsiirka Suuratul Dhaahaa
- 020 Dhaahaa [1-54] – 01:03:51
- 020 Dhaahaa [55-82] – 01:03:28
- 020 Dhaahaa [83-110] – 01:01:36
- 020 Dhaahaa [111-135] – 01:01:24
Tafsiirka Suuratul Anbiyaa
- 021 Al-Anbiyaa [1-28] – 01:01:49
- 021 Al-Anbiyaa [29-50] – 01:02:11
- 021 Al-Anbiyaa [51-82] – 01:03:33
- 021 Al-Anbiyaa [83-112] – 01:03:44
Tafsiirka Suuratul Xajj
- 022 Al-Xajj [1-18] – 01:01:50
- 022 Al-Xajj [19-37] – 01:02:14
- 022 Al-Xajj [38-59] – 01:01:41
- 022 Al-Xajj [60-78] – 01:02:20
Tafsiirka Suuratul Muminuun
- 023 Al-Muminuun [1-35] – 01:02:20
- 023 Al-Muminuun [36-74] – 59:24
- 023 Al-Muminuun [75-118] – 01:08:24
Tafsiirka Suuratul Nuur
- 024 Al-Nuur [1-20] – 01:05:51
- 024 Al-Nuur [21-34] – 01:09:47
- 024 Al-Nuur [35-52] – 01:06:59
- 024 Al-Nuur [53-64] – 01:09:29
Tafsiirka Suuratul Furqaan
- 025 Al-Furqaan [1-20] – 58:22
- 025 Al-Furqaan [21-52] – 01:06:13
- 025 Al-Furqaan [53-77] – 01:00:31
Tafsiirka Suuratul Shucaraa
- 026 Ash-Shucaraa [1-51] – 01:09:02
- 026 Ash-Shucaraa [52-110] – 01:03:52
- 026 Ash-Shucaraa [111-180] – 01:01:52
- 026 Ash-Shucaraa [181-227] – 01:01:54
Tafsiirka Suuratul Naml
- 027 An-Naml [1-26] – 01:01:32
- 027 An-Naml [27-55] – 01:10:12
- 027 An-Naml [56-81] – 01:03:20
- 027 An-Naml [82] – Al-Qasas [11] – 01:02:52
Tafsiirka Suuratul Qasas
- 028 Al-Qasas [12-28] – 59:37
- 028 Al-Qasas [28-50] – 01:02:04
- 028 Al-Qasas [51-75] – 01:04:04
- 028 Al-Qasas [76-88] – 47:40
Tafsiirka Suuratul Cankabuut
- 029 Al-Cankabuut [1-25] – 01:00:45
- 029 Al-Cankabuut [26-45] – 50:13
- 029 Al-Cankabuut [46-69] – 55:06
Tafsiirka Suuratul Ruum
- 030 Ar-Ruum [1-30] – 01:03:15
- 030 Ar-Ruum [31-53] – 58:42
- 030 Ar-Ruum [54] – Luqman [21] – 01:04:32
Tafsiirka Suuratul Luqman
- 031 Luqman [22] – As-Sajdah [10] – 57:25
Tafsiirka Suuratul Sajdah
- 032 As-sajdah [11-30] – 51:18
Tafsiirka Suuratul Axzaab
- 033 Al-Axzaab [1-17] – 57:47
- 033 Al-Axzaab [18-30] – 58:34
- 033 Al-Axzaab [31-50] – 01:01:45
- 033 Al-Axzaab [51-59] – 01:00:51
- 033 Al-Axzaab [60] – Saba [9] – 01:01:27
Tafsiirka Suuratul Saba
- 034 Saba [10-23] – 59:29
- 034 Saba [24-45] – 01:00:59
- 034 Saba [46] – Faadhir [14] – 01:10:52
Tafsiirka Suuratul Faadhir
- 035 Faadhir [15-40] – 01:10:40
- 035 Faadhir [45] -Yaasiin [27] – 01:00:05
Tafsiirka Suuratul Yaasiin
- 036 Yaasiin [28-58] – 59:05
- 036 Yaasiin [59] -As-Saafaad 01:00:35
Tafsiirka Suuratul Saafaad
- 037 As-Saafaad [22-82] – 01:05:31
- 037 As-Saafaad [83-144] – 01:01:57
- 037 As-Saafaad [145] -Saad [20] – 01:10:40
Tafsiirka Suuratul Saad
- 038 Saad [21-51] – 01:02:16
- 038 Saad [52] -Az-Zumar [7] – 01:11:31
Tafsiirka Suuratul Zumar
- 039 Az-Zumar [8-31] – 01:10:02
- 039 Az-Zumar [32-52] – 01:02:02
- 039 Az-Zumar [53-75] – 01:04:01
Tafsiirka Suuratul Ghaafir
- 040 Ghaafir [1-20] – 46:40
- 040 Ghaafir [21-40] – 01:01:16
- 040 Ghaafir [41-65] – 01:01:39
- 040 Ghaafir [66-85] – 54:46
Tafsiirka Suuratul Fussilat
- 041 Fussilat [1-24] – 56:31
- 041 Fussilat [25-46] – 01:00:48
- 041 Fussilat [47] -Ash-Shuuraa – 01:00:57
Tafsiirka Suuratul Shuuraa
- 042 Ash-Shuuraa [13-26] – 01:00:09
- 042 Ash-Shuuraa [27-50] – 01:01:21
- 042 Ash-Shuuraa [51] – Az-Zukhruf 01:01:06
Tafsiirka Suuratul Zukhruf
- 043 Az-Zukhruf [24-56] – 01:03:05
- 043 Az-Zukhruf [57-89] – 01:03:18
Tafsiirka Suuratul Dukhaan
- 044 Ad-Dukhaan [1-59] – 01:05:44
Tafsiirka Suuratul Jaathiyah
- 045 Al-Jaathiyah [1-37] – 01:08:02
Tafsiirka Suuratul Axqaaf
- 046 Al-Axqaaf [1-35] – 01:12:29
Tafsiirka Suuratul Muxammad
- 047 Muxammad [1-38] – 01:04:39
Tafsiirka Suuratul Fatx
- 048 Al-Fatx [1-29] – 01:08:02
Tafsiirka Suuratul Xujuraat
- 049 Al-Xujuraat [1-18] – 01:05:46
Tafsiirka Suuratul Qaaf
- 050 Qaaf [1-45] – 01:02:25
Tafsiirka Suuratul Daariyaat
- 051 Ad-Daariyaat [1-60] – 01:06:31
Tafsiirka Suuratul Dhuur
- 052 Adh-Dhuur [1-49] – 54:18
Tafsiirka Suuratul Najm
- 053 An-Najm [1-62] – 01:00:37
Tafsiirka Suuratul Qamar
- 054 Al-Qamar [1-55] – 01:10:10
Tafsiirka Suuratul Raxmaan
- 055 Ar-Raxmaan [1-78] – 01:09:20
Tafsiirka Suuratul Waaqicah
- 056 Al-Waaqicah [1-96] – 01:05:39
Tafsiirka Suuratul Xadiid
- 057 Al-Xadiid [1-29] – 01:15:29
Tafsiirka Juz Qad Samic
- 058 Al-Mujaadila [1-22] – 01:09:46
- 059 Al-Xashr [1-24] – 01:10:38
- 060-061 Al-Mumtaxinah – As-Saff – 01:12:30
- 062-063 Al-Jumucah – Al-Munafiqun – 01:08:08
- 064 At-Taghaabun [1-18] – 42:59
- 065 Adh-Dhalaaq [1-12] – 01:06:50
- 066 At-Taxriim [1-12] – 01:05:08
Tafsiirka Juz Tabaarak
- 067 Al-Mulk [1-30] – 01:07:52
- 068 Al-Qalam [1-52] – 01:06:13
- 069-070 Al-Xaaqqah [1] – Al-Macaarij [18] – 01:09:01
- 070-071 Al-Macaarij [19] -Nuux [28] – 01:08:58
- 071-073 Al-Jinn [1] -Al-Muzamil [19] – 01:09:24
- 073-074 Al-Muzamil [20] – Al-Mudathir – 01:06:45
- 075-076 Al-Qiyaamah – Al-Insaan – 01:07:25
- 076-077 Al-Insaan [19] – Al-Mursala – 01:07:24
Tafsiirka Juz Camma
- 078-079 An-Naba’ – An-Naazicaat – 01:10:49
- 080-081 Cabasa – At-Takwiir – 51:14
- 082-083 Al-Infidhaar – Al-Mudhafifin – 01:07:53
- 084-086 Al-Inshiqaaq – Adh-Dhaariq – 01:05:57
- 087-089 Al-Aclaa – Al-Fajr – 01:09:07
- 090-093 Al-Balad – Ad-Duxaa – 01:07:03
- 094-098 Ash-Sharx – Al-Bayinah – 01:07:12
- 099-104 Az-Zalzalah – Al-Humaza – 01:04:19
- 105-110 Al-Fiil – An-Nasr – 01:03:57
- 111-114 Al-Masad – An-Naas – 50:24
Asc Allaah qabriga ha nuuriyo shiikh Cumsr Faruuq mar kasta waa uduceeya dhaxal fiican buu inooga tegay
assallam aleykum .
may the AlmightY reward you for this noble compilation .
please make it downloadable for lager benefits
please share with with via my email .
Assalamu Caleykum
Wad mahadsan tihiin wax fcn ayad noo heysan Allah idin barakeyo, Sheekhenana Janatul firdowsa Allah uga dhigo abaalgud. Insha Allah
Asc allaha unaxariisto shiikha janatul fardoso alle ha ku abaalmariyo. Qabrigiisana rowdatul janah Alle ha uga dhigo. Maamulka Daruusonline adinkana Alle ha din dhowro aduun iyo aaqiroba. Anagana rabi ha naga dhigo kuwii ku intifaaca. AAMIIN.
Sheeqa iyo dhamaan inta so diyarisay tafsirka waxaan Illah ooga baryayaa janatul firdows inuu Illah kuirzaaqo ayaga iyo dhamaan ehelkooda nagana dhigo kuwa kukulmo janatul firdows InshaAllah.
Jzklqeyr waad ku mahadsatihiin casharka tafsiirka sheeq cumar faruuq alaha u naxariisto janadu fardowdo alaha geeyo aamiin adingana danbigiina alaha dhaafo anagana alahana ku anfoco aamiin
Walalayaal yaa iga caawin kara sidaa u dagsan lahaa Iphone ayaan isticmaalaa App storekana waan ka waayey markii horena Samsung ayaan isticmaali jiray kala bar ayaan marayey Tafsiirka Sheekh Omar Faaruuq isaga iyo Dadka soo diyaarshayba khair Alle ha siiyee.
Fadlan marabo inaan halkaas uga haro inaan sanadkaan dhameeyo aya ii qorshaysan ee sidii aan Iphone ugu dagsan lahaa iga caawiya
JAZAAKUMUIIAAHU KHAYR WALAALAHA NOOSOOHABEEYAY TAFSIIRKA
QURAANKA KARIIMKA AH. SHEEKHEENIINA ALLAHAW NAXARIISTO
JANNATUL FIRDAWS ALLA HAKUCASUUMO SHEEKH CUMAR FAARUUQ
QALBI ❤❤❤❤AAMIIN YAA RAXIIM
Abdi Ali
Jasaakumulah khayra iyo shiiqayagii Allah naxariista qabriga iyo tan dambe ee labada ee al-yawmu xissabta adinka iyo asagaba haydin siiyo tamar baad geliseen
Wabilaahi towfiiq.
Qabrigiisa beer beeraha janno kamida allaha ugadhigo
jazaakumu laaha, Sheekh Cumar iyo dhamaan walaalaha fududeeyay tafsiirkaan helidiisa sida fudud ah alaha idiinka abaalmariyo , dambiyadiinana alaha ku dhaafo, warathadiina alaha barakeeyo hana xafido
Waaku mahadsan tihiin walalaha isku howlay si fiicane u diyaari tafsiirka qur’aanka kariim sheekheena sheekh cumar faaruq illahay ha unaxariisto sheekhena idingane alle ha idinga ajar siiyo
Thanks for the smooth and easy to follow system you have put in place… May Allah reward you people in big big way
May Allah give janaa to our great sheikh cumar farooq aminn amin May Allah make us those who benifit from His teachings and give us janatul
Amin
Jazzakallah for the good job
ALAHA U NAXARIISTO SH CUMAR FAARUUQ, JANADANA ILAAH HA UGU BISHAAREEYO, NAXARIIS AAN LA SOO KOOBI KARINA ALAAH HA SIIYO.
Allah haunaxariisto sh Cumar faruuq
Qur’aanka uu umada ufasiirayna Allah hauga yeelo kii ajarkiisu usocdo ilaa iyo qiyaamaha intii kashaqaysay inay dadka sii gaadhsiiyaana Ilahay ajar haka siiyo
Tafsirka iga cawiya
asc. SalaamuLLahi calaykum, Khayr badan ayaad ummadda u haysaan, Ilaah ajir iyo xasanaad ha idiinka siiyo, Sheekhana Ilaah haka abaalmariyo khayrkaa badan ee uu ummadda uga tagay. Ummaddana waxaan kula dar daarmayaa iney ka faa’ideystaan nimcadaas badan
Aslm Sh Cumar Faaruuq ilaahay waxaan uga baryay jannatul fardows innuu geeyo. Annagana kuwii ku camal falla allaha naga yeelo. Intii ka shaqeysay oo suura gelisay inaan ka faa’deysano tafsiirkan ajar iyo xasanaad allaha idinka siiyo bisha Ramadaan fadligeeda.
Asc
Aad ayaad umahadsantihiin walaalaha wakhtiga iyo dadaalka galiyay si ay tafsiirka sheekha Umadda usoogaadsiiyaan ilaahay ajir waafi ah ha idinkasiiyo dadkana allahaa ku anfoco
JAZZAKAALLAH U KHEERAN
JAZAAA DHAMAN WALALAHA
QEYMAHA. BADAN ILLAHAY JANATUL. FIRDOWSA HANA WADAGEYO ANGA IYO CULIMADENABA AMIIN AMIIN
Masha Allah wa jazaa kumulaah! Walalka ama walaasha soo galisay Alle ha udambi dhaafo, musiiboyinka aduunkana Alle hanaga haayo? Amiin
Sheekh cumar faaruq Alle haka siiyo ajar iyo xasanaad balaaran? Qabriga Allaha unuuriyo? Alle ha udambi dhaafo? Alle janatul firdaws hanagu kulmiyo? Amiin
Walalo haday fariinteyda kusoo gaarto sheekh cumar faaruq oo quranka akhrinayo kubadal halka aad sheekh minshaawi saartay. Mahadsanid
Raxmada Janno Alle ha siiyo, Alle waxaan uga baryaayaa in uu ugu bishaareeyo Janadiisa.
wuxuu ahaa sheikh an aad u jeclaa yaraanteeydii kuna taxnaa tafsiirkiisa.
Rabi ha kuu naxariisoto.
Alle has naxariisto sh cumar faruuq
Dhaxal buu noga tagay
Sh Cumar Dhaxal fiican ayuu ka tegay. Janooyinkaada mida u saraysa Allow geey.
Fadlan hala saxo, cashirka 1aad iyo 3aad ee Suuratul Maa’ida wa isku mid.
Allah u naxariisto Sh. Cumar Faaruuq. Dadkii ino fududeeyeyna allah u danbi dhaafo.