Quraanka kariimka ahi waa kalaamkii Allaah rabul-caalamiin ee uu u waxyooday nabigiisa nabi Muxamad sallalaahu calayhi wa salam. Quraanku waa diinteenii u Allaah inoo soo dajiyay, nabi Muxamadna inoogu soo dajiyay. Nabigeena oo u ah caalamiinta oo dhan bashiir wa nadiir. Quraanka waxa loo soo dajiyay Jinni iyo insi wuuna jirayaa ilaa qiyaamu saaca maxaa yeelay nabigeena nabi ka dambeeya majiro sidaa darteed Allaah wuxuu leeyahay isagoo ishaaraya shareecada nabigu inay caam tahay:
تَبَارَكَ ٱلَّذِى نَزَّلَ ٱلْفُرْقَانَ عَلَىٰ عَبْدِهِۦ لِيَكُونَ لِلْعَـٰلَمِينَ نَذِيرًا
Allaah quraanka wuxuu ku soo dajiyay luuqa carabiya:
وَإِنَّهُۥ لَتَنزِيلُ رَبِّ ٱلْعَـٰلَمِينَ ﴿١٩٢﴾ نَزَلَ بِهِ ٱلرُّوحُ ٱلْأَمِينُ ﴿١٩٣﴾ عَلَىٰ قَلْبِكَ لِتَكُونَ مِنَ ٱلْمُنذِرِينَ ﴿١٩٤﴾ بِلِسَانٍ عَرَبِىٍّ مُّبِينٍ ﴿١٩٥﴾
Quraanku waa mucjisada waaraysa ee uugu wayn oo nabi Maxamed la siiyay sallalaahu calayhi wa salam. Waxa ku tusinaya inuu quraanku mucjiso uu yahay waagii quraanku uu ku soo dagayay nabi muxamad waxa bilaabatay in dadka lagu sameeyo taxaddi oo lagu yidhaahdo kaalaya oo quraankan oo kale la imaada laakin way suuroobi wayday, waxaa la yidhi iska daa quraankoo dhan inaad la timaadaane toban suuradood keena, way la imaanwaayeen Waxa la yiri toban suurah iska daa oo hal suurad kaliya la kaalaya laakiin intaba way kari waayeen. Markaa taxaddigaasi wuu taagan yahay ilaa qiyaamu saaca cid la iman kartaana ma jirto sida ilaahay inoogu sheegay quraanka:
قُل لَّئِنِ ٱجْتَمَعَتِ ٱلْإِنسُ وَٱلْجِنُّ عَلَىٰٓ أَن يَأْتُوا۟ بِمِثْلِ هَـٰذَا ٱلْقُرْءَانِ لَا يَأْتُونَ بِمِثْلِهِۦ وَلَوْ كَانَ بَعْضُهُمْ لِبَعْضٍ ظَهِيرًا
Markaa qof walba waxa laga rabaa inuu barto quraanka tafsiirkiisa si uu u fahmo mucjisadaa ilaahay inoo soo dajiyay.
Hordhaca Tafsiirka iyo Tafsiirka Surah Faatixa
- Hordhaca Tafsiirka – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:29:06]
- Tafsiir Surah Al-Fatihah – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [46:15]
Tafsiirka Surah Baqara
- Tafsiir Surah Al-Baqara 1-7 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [34:13]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 8-25 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:11]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 26 – 43 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:24:06]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 44-59 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:25:21]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 60-74 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:30:40]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 75-88 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:30:16]
- Tafsiir Surah Al-Baqarah 89-101 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:04]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 102-105 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:05]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 106-115 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:40]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 116-128 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:28:28]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 129-141 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:30]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 142-153 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:21:40]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 154-164 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:20:37]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 165-173 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:53]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 174-179 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:27:35]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 179-186 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:31]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 187-190 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:31:26]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 191-196 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:21:58]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 197-207 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:00]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 208-216 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:26:26]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 217-221 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:28:50]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 222-228 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:27:51]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 229-232 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:25:07]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 233-239 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:24:45]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 240-252 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:44]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 253-257 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:59]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 258-264 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:34]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 265-173 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:25:05]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 274-281 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:26:16]
- Tafsiir Surah Al-Baqara 281-286 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:30:01]
Tafsiirka Surah Aali Cimraan
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 1-13 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:29:38]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 14-25 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:33]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 26-36 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:58]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 37-51 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:21:26]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 52-64 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:44]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 65-77 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:21:54]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 78-92 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:29:25]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 93-102 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:25:46]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 103-111 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:26:28]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 112-120 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:27:22]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 121-136 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:24]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 137-151 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:12]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 152-159 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:49]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 160-175 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:27:48]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 176-185 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:11]
- Tafsiir Surah Aali-Cimraan 186-200 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:32:50]
Tafsiirka Suurah An-Nisaa
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 1-4 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:20:56]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 5-10 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:04]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 11-14 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:29:21]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 15-22 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:44]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 23-25 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:27:49]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 26-35 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:33:39]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 36-42 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:09]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 43 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:09]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 44-52 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:49]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 53-59 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:44]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 60-73 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:58:08]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 74-82 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:09:18]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 83-90 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:14:51]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 91-92 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:48]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 93-100 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:09:48]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 101-107 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:53]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 108-116 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:09:25]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 117-126 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:06:30]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 127-134 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [58:26]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 135-141 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:04:59]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 142-152 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:05:50]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 153-161 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:03]
- Tafsiir Surah Al-Nisaa 162-176 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:19]
Tafsiirka Suurah Al-Maa’idah
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 1-2 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:07:05]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 3 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:09]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 4-5 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:06:12]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 6-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:07:23]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 12-17 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:00]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 18-26 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [55:30]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 27-32 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:03:36]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 33-37 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:07:39]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 38-41 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:12:32]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 42-44 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:09:40]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 45-49 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:09]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 50-56 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:31]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 57-64 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:25]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 65-72 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:13]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 73-81 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:14:15]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 82-89 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:20:50]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 90-95 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:35:08]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 96-103 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:37]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 104-108 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:09]
- Tafsiir Surah Al-Ma’idah 109-120 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:26:39]
Tafsiirka Surah Al-Ancaam
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 1-9 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:01]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 10-21 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:18:04]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 22-34 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [38:52]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 35-47 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:23]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 48-58 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:47]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 59-69 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:23:40]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 70-79 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:22:25]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 80-90 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:15]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 91-96 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:55]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 97-103 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:14:07]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 104-113 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:46]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 114-123 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:45]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 124-132 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:49]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 133-141 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:54]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 142-150 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:25:25]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 151-154 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:50]
- Tafsiir Surah Al-Ancaam 155-165 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:24:49]
Tafsiirka Surah Al-Acraaf
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 1-15 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:27:51]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 16-29 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:44]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 30-37 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:17]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 38-45 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:46]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 46-53 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:09:27]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 54 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:16:45]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 55-64 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:14:43]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 179-192 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:46]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 65-79 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:53]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 80-93 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:50]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 94-116 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:20:37]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 117-133 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:05]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 134-143 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:24:28]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 144-155 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:20:00]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 156-160 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:16:11]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 161-169 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:16:16]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 170-178 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:11:47]
- Tafsiir Surah Al-Acraaf 193-206 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:18:05]
Tafsiirka Surah Al-Anfaal
- Tafsiir Surah Al-Anfaal (Hordhac Ghazwatu Badar) – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:07:22]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal (Ghazwatu Badar) – Al-Anfaal 4 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:43]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal 5-14 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:23]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal 15-25 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:33:06]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal 26-35 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:20:56]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal 36-42 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:27:22]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal 43-51 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:47]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal 52-60 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:32:25]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal 61-69 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:04]
- Tafsiir Surah Al-Anfaal 70-75 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:05:23]
Tafsiirka Surah At-Towbah
- Tafsiir Surah At-Towbah 1-6 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:30:12]
- Tafsiir Surah At-Towbah 7-18 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:26:02]
- Tafsiir Surah At-Towbah 19-27 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:27:57]
- Tafsiir Surah At-Towbah 28-33 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:44]
- Tafsiir Surah At-Towbah 34-37 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:16:11]
- Tafsiir Surah At-Towbah 38-42 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:41]
- Tafsiir Surah At-Towbah 43-59 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:35]
- Tafsiir Surah At-Towbah 60 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [56:37]
- Tafsiir Surah At-Towbah 61-68 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:00:51]
- Tafsiir Surah At-Towbah 69-74 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:10:11]
- Tafsiir Surah At-Towbah 75-81 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:09:39]
- Tafsiir Surah At-Towbah 82-92 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:31]
- Tafsiir Surah At-Towbah 93-99 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:01:01]
- Tafsiir Surah At-Towbah 100-104 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:09:44]
- Tafsiir Surah At-Towbah 105-111 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:10:34]
- Tafsiir Surah At-Towbah 112-119 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:09:59]
- Tafsiir Surah At-Towbah 120-129 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:10:54]
Tafsiirka Surah Yuunus
- Tafsiir Surah Yuunus 1-6 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:11:23]
- Tafsiir Surah Yuunus 7-16 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:08:20]
- Tafsiir Surah Yuunus 17-25 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:54]
- Tafsiir Surah Yuunus 26-35 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:10:16]
- Tafsiir Surah Yuunus 36-48 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:04:53]
- Tafsiir Surah Yuunus 49-60 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:05:44]
- Tafsiir Surah Yuunus 61-70 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:04:56]
- Tafsiir Surah Yuunus 71-82 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:03:40]
- Tafsiir Surah Yuunus 83-92 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:05:02]
- Tafsiir Surah Yuunus 93-109 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:01]
Tafsiirka Surah Huud
- Tafsiir Surah Huud 1-8 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:08]
- Tafsiir Surah Huud 9-17 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:05:57]
- Tafsiir Surah Huud 18-27 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:10:44]
- Tafsiir Surah Huud 28-40 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:07:11]
- Tafsiir Surah Huud 41-49 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:00:27]
- Tafsiir Surah Huud 50-63 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:09:00]
- Tafsiir Surah Huud 64-76 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:07:43]
- Tafsiir Surah Huud 77-86 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:39]
- Tafsiir Surah Huud 87-101 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:11:34]
- Tafsiir Surah Huud 102-112 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:26]
- Tafsiir Surah Huud 113-123 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:11:18]
Tafsiirka Surah Yuusuf
- Tafsiir Surah Yuusuf 1-14 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:11:26]
- Tafsiir Surah Yuusuf 15-24 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:24:37]
- Tafsiir Surah Yuusuf 25-38 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:52]
- Tafsiir Surah Yuusuf 39-53 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:24:12]
- Tafsiir Surah Yuusuf 54-64 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:14:25]
- Tafsiir Surah Yuusuf 65-76 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:16:41]
- Tafsiir Surah Yuusuf 77-88 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:14]
- Tafsiir Surah Yuusuf 89-100 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:21]
- Tafsiir Surah Yuusuf 101-111 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:23:06]
Tafsiirka Surah Ar-Racdi
- Tafsiir Surah Al-Racadi 1-6 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:04]
- Tafsiir Surah Al-Racadi 7-14 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:28]
- Tafsiir Surah Al-Racadi 15-24 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:28:26]
- Tafsiir Surah Al-Racadi 25-34 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:57]
- Tafsiir Surah Al-Racadi 35-43 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:52]
Tafsiirka Surah Ibraahiim
- Tafsiir Surah Ibraahiim 1-12 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:20:06]
- Tafsiir Surah Ibraahiim 13-23 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:20:28]
- Tafsiir Surah Ibraahiim 24-36 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:20:44]
- Tafsiir Surah Ibraahiim 37-52 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:58]
Tafsiirka Surah Al-Xijri
- Tafsiir Surah Al-Xijri 1-25 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:20:53]
- Tafsiir Surah Al-Xijri 26-48 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:06:33]
- Tafsiir Surah Al-Xijri 49-86 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:23:04]
- Tafsiir Surah Al-Xijri 87-99 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:04:17]
Tafsiirka Suurah An-Naxli
- Tafsiir Surah Al-Naxli 1-13 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:08]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 14-32 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:26:56]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 33-44 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:18:30]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 45-61 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:23:53]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 62-70 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:18:43]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 71-81 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:07]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 82-91 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:02]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 92-102 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:20:18]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 103-112 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:19]
- Tafsiir Surah Al-Naxli 113-128 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:29:27]
Tafsiirka Suurah Al-Israa
- Tafsiir Surah Al-Israa 1-8 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:22:08]
- Tafsiir Surah Al-Israa 9-17 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:18:32]
- Tafsiir Surah Al-Israa 18-29 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:16:29]
- Tafsiir Surah Al-Israa 30-39 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:17]
- Tafsiir Surah Al-Israa 40-55 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:23:24]
- Tafsiir Surah Al-Israa 56-69 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:28:54]
- Tafsiir Surah Al-Israa 70-81 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:17]
- Tafsiir Surah Al-Israa 82-98 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:18:29]
- Tafsiir Surah Al-Israa 99-111 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:26]
Tafsiirka Suurah Al-Kahf
- Tafsiir Surah Al-Kahf 1-5 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:04:02]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 6-15 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:48]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 16-21 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:18:40]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 22-27 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:58]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 28-36 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:14:33]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 37-46 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:08:42]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 47-55 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:09:00]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 56-59 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:21]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 60-82 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:19:27]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 83-88 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:09]
- Tafsiir Surah Al-Kahf 89-110 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:14:40]
Tafsiirka Suurah Maryam
- Tafsiir Surah Maryam 1-15 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:08:08]
- Tafsiir Surah Maryam 16-33 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:15]
- Tafsiir Surah Maryam 34-50 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:05:44]
- Tafsiir Surah Maryam 51-58 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [37:29]
- Tafsiir Surah Maryam 59-70 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:02:05]
- Tafsiir Surah Maryam 71-98 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:11]
Tafsiirka Suurah Daahaa
- Tafsiir Surah Dhaahaa 1-23 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:11:02]
- Tafsiir Surah Dhaahaa 24-46 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:02:49]
- Tafsiir Surah Dhaahaa 47-70 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:32]
- Tafsiir Surah Dhaahaa 71-86 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:50]
- Tafsiir Surah Dhaahaa 87-99 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:07:29]
- Tafsiir Surah Dhaahaa 100-119 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:16:55]
- Tafsiir Surah Dhaahaa 120-135 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:16:49]
Tafsiirka Suurah Al-anbiyaa
- Tafsiir Surah Al-anbiyaa 1-20 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:15:34]
- Tafsiir Surah Al-anbiyaa 21-34 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:17]
- Tafsiir Surah Al-anbiyaa 35-50 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:27]
- Tafsiir Surah Al-anbiyaa 51-73 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:40]
- Tafsiir Surah Al-anbiyaa 74-84 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:21]
- Tafsiir Surah Al-anbiyaa 85-103 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:14:27]
- Tafsiir Surah Al-anbiyaa 104-112 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [53:10]
Tafsiirka Suurah Al-Xajj
- Tafsiir Surah Al-Xajj 1-5 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:06:43]
- Tafsiir Surah Al-Xajj 6-18 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:11:12]
- Tafsiir Surah Al-Xajj 19-27 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:09:42]
- Tafsiir Surah Al-Xajj 28-37 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:26]
- Tafsiir Surah Al-Xajj 38-51 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:00]
- Tafsiir Surah Al-Xajj 52-59 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:06:02]
- Tafsiir Surah Al-Xajj 60-71 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:01:16]
- Tafsiir Surah Al-Xajj 72-78 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:14]
Tafsiirka Suurah Al-Mu’minuun
- Tafsiir Surah Al-Mu’minuun 1-20 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:18]
- Tafsiir Surah Al-Mu’minuun 21-43 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:11:16]
- Tafsiir Surah Al-Mu’minuun 44-65 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:12:41]
- Tafsiir Surah Al-Mu’minuun 66-92 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:18:08]
- Tafsiir Surah Al-Mu’minuun 93-118 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:21:24]
Tafsiirka Suurah An-nuur
- Tafsiir Surah An-nuur 1-10 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:23:31]
- Tafsiir Surah An-nuur 11-20 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:13:32]
- Tafsiir Surah An-nuur 21-30 – Sh. Cabdulqaadir cukaashe [01:17:59]
Tafsiirka Suurah Al-Furqaan
- Tafsiir Surah Al-Furqaan 1-16 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:15]
- Tafsiir Surah Al-Furqaan 17-29 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:14:29]
- Tafsiir Surah Al-Furqaan 30-44 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:57]
- Tafsiir Surah Al-Furqaan 45-60 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:00]
- Tafsiir Surah Al-Furqaan 61-77 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:49]
Tafsiirka Suurah Ash-Shucara’
- Tafsiir Surah Ash-Shucara’ 1-30 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:26:31]
- Tafsiir Surah Ash-Shucara’ 31-68 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:57]
- Tafsiir Surah Ash-Shucara’ 69-104 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:24:06]
- Tafsiir Surah Ash-Shucara’ 105-140 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:13]
- Tafsiir Surah Ash-Shucara’ 141-191 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:28:43]
- Tafsiir Surah Ash-Shucara’ 192-227 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:00]
Tafsiirka Suurah Al-Namal
- Tafsiir Surah Al-Namal 1-16 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:32]
- Tafsiir Surah Al-Namal 17-31 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [59:42]
- Tafsiir Surah Al-Namal 32-44 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:14:51]
- Tafsiir Surah Al-Namal 45-59 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:25]
- Tafsiir Surah Al-Namal 60-68 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:24]
- Tafsiir Surah Al-Namal 69-81 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:08]
- Tafsiir Surah Al-Namal 82-93 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:01]
Tafsiirka Suurah Al-Qasas
- Tafsiir Surah Al-Qasas 1-17 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:24]
- Tafsiir Surah Al-Qasas 18-29 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:09:59]
- Tafsiir Surah Al-Qasas 30-44 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:44]
- Tafsiir Surah Al-Qasas 44-57 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:12:27]
- Tafsiir Surah Al-Qasas 58-75 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:12:40]
- Tafsiir Surah Al-Qasas 76-88 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:34]
Tafsiirka Suurah Al-Cankabuu
- Tafsiir Surah Al-Cankabuut 1-15 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:16]
- Tafsiir Surah Al-Cankabuut 16-32 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:21]
- Tafsiir Surah Al-Cankabuut 33-45 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:59]
- Tafsiir Surah Al-Cankabuut 46-69 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:34:16]
Tafsiirka Suurah Ar-Ruum
- Tafsiir Surah Al-Ruum 1-19 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:16]
- Tafsiir Surah Al-Ruum 20-30 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:21:48]
- Tafsiir Surah Al-Ruum 31-45 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:01]
- Tafsiir Surah Al-Ruum 46-60 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:34]
Tafsiirka Suurah Al-Luqmaan
- Tafsiir Surah Al-Luqmaan 1-17 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:25]
- Tafsiir Surah Al-Luqmaan 18-34 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:26:37]
Tafsiirka Suurah As-Sajdah
- Tafsiir Surah Al-Sajdah 1-14 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:25:45]
- Tafsiir Surah Al-Sajdah 15-30 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:13]
Tafsiirka Suurah Al-Axzaab
- Tafsiir Surah Al-Axzaab 1-5 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:07:31]
- Tafsiir Surah Al-Axzaab 6-8 ( Gazwatul Axzaab) – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [53:38]
- Tafsiir Surah Al-Axzaab 9-16 ( Gazwatul Axzaab) – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:54]
- Tafsiir Surah Al-Axzaab 17-27 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:32]
- Tafsiir Surah Al-Axzaab 28-35 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:32]
- Tafsiir Surah Al-Axzaab 36-48 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:05]
- Tafsiir Surah Al-Axzaab 49-55 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:17]
- Tafsiir Surah Al-Axzaab 56-73 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:25:52]
Tafsiirka Suurah Saba’
- Tafsiir Surah Saba’ 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:09:07]
- Tafsiir Surah Saba’ 12-19 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:06]
- Tafsiir Surah Saba’ 20-36 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:56]
- Tafsiir Surah Saba’ 37-54 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:29]
Tafsiirka Suurah Faadhir
- Tafsiir Surah Faadhir 1-10 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:59]
- Tafsiir Surah Faadhir 11-28 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:56]
- Tafsiir Surah Faadhir 29-45 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:50]
Tafsiirka Suurah Yaasiin
- Tafsiir Surah Yaasiin 1-19 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:06:15]
- Tafsiir Surah Yaasiin 20-40 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:49]
- Tafsiir Surah Yaasiin 40-62 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:03:01]
- Tafsiir Surah Yaasiin 63-83 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:42]
Tafsiirka Suurah As-Saaffaat
- Tafsiir Surah As-Saaffaat 1-26 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:05:05]
- Tafsiir Surah As-Saaffaat 27-68 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:07:56]
- Tafsiir Surah As-Saaffaat 69-113 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:12:16]
- Tafsiir Surah As-Saaffaat 114-182 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:20:10]
Tafsiirka Suurah Saad
- Tafsiir Surah Saad 1-16 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:03:20]
- Tafsiir Surah Saad 17-26 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:01:19]
- Tafsiir Surah Saad 27-40 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:43]
- Tafsiir Surah Saad 41-61 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:24]
- Tafsiir Surah Saad 62-88 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:02]
Tafsiirka Suurah Zumar
- Tafsiir Surah Zumar 1-7 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:26]
- Tafsiir Surah Zumar 8-18 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:06:42]
- Tafsiir Surah Zumar 19-29 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:01]
- Tafsiir Surah Zumar 30-42 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:18]
- Tafsiir Surah Zumar 43-53 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:51]
- Tafsiir Surah Zumar 54-75 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:48]
Tafsiirka Suurah Ghaafir
- Tafsiir Surah Ghaafir 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:06:02]
- Tafsiir Surah Ghaafir 12-22 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:00:30]
- Tafsiir Surah Ghaafir 23-33 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:03:39]
- Tafsiir Surah Ghaafir 34-50 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:12:43]
- Tafsiir Surah Ghaafir 51-68 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:14:27]
- Tafsiir Surah Ghaafir 69-85 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:25]
Tafsiirka Suurah Fusilat
- Tafsiir Surah Fusilat 1-12 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:55]
- Tafsiir Surah Fusilat 13-25 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:14]
- Tafsiir Surah Fusilat 26-39 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:57]
- Tafsiir Surah Fusilat 40-54 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:25:06]
Tafsiirka Suurah Ash-shuraa
- Tafsiir Surah Ash-shuraa 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:08]
- Tafsiir Surah Ash-shuraa 12-17 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:12:14]
- Tafsiir Surah Ash-shuraa 18-28 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:20]
- Tafsiir Surah Ash-shuraa 29-44 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:43]
- Tafsiir Surah Ash-shuraa 49-53 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:01:49]
Tafsiirka Suurah Az-zukhruf
- Tafsiir Surah Az-zukhruf 1-18 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:32]
- Tafsiir Surah Az-zukhruf 19-32 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:16]
- Tafsiir Surah Az-zukhruf 33-56 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:25:14]
- Tafsiir Surah Az-zukhruf 57-89 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:33:37]
Tafsiirka Suurah Ad-Dukhaan
- Tafsiir Surah Ad-Dukhaan 1-33 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:22:02]
- Tafsiir Surah Ad-Dukhaan 34-59 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:05:54]
Tafsiirka Suurah Al-Jaathiyah
- Tafsiir Surah Al-Jaathiyah 1-19 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:30]
- Tafsiir Surah Al-Jaathiyah 20-37 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:36]
Tafsiirka Suurah Al-Axqaaf
- Tafsiir Surah Al-Axqaaf (1-10) – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:06]
- Tafsiir Surah Al-Axqaaf (11-19) – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:58]
- Tafsiir Surah Al-Axqaaf (20-35) – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:29:47]
Tafsiirka Suurah Muxammad
- Tafsiir Surah Muxammad 1-15 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:29:14]
- Tafsiir Surah Muxammad 16-38 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:33:21]
Tafsiirka Suurah Fatxi
- Sulxul Xudeybiyah Hordhaca Suraatul Fatxi – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:23]
- Tafsiir Surah Al-Fatx 1-14 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:20:07]
- Tafsiir Surah Al-Fatx 15-25 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:23]
- Tafsiir Surah Al-Fatx 26-29 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:20:20]
Tafsiirka Suurah Al-Xujjuraat
- Tafsiir Surah Al-Xujjuraat 1-8 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:49]
- Tafsiir Surah Al-Xujjuraat 9-18 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:33:01]
Tafsiirka Suurah Qaaf
- Tafsiir Surah Qaaf 1-18 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:55]
- Tafsiir Surah Qaaf 19-45 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:30:20]
Tafsiirka Suurah Daariyaat
- Tafsiir Surah Al-Daariyaat 1-27 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:42]
- Tafsiir Surah Al-Daariyaat 28-60 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:21:12]
Tafsiirka Suurah Adh-Dhuur
- Tafsiir Surah Adh-Dhuur 1-28 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:36]
- Tafsiir Surah Adh-Dhuur 29-49 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:54]
Tafsiirka Suurah An-Najm
- Tafsiir Surah An-Najm 1-23 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:52]
- Tafsiir Surah An-Najm 24-35 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [55:45]
- Tafsiir Surah An-Najm 36-52 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:55]
Tafsiirka Suurah Raxmaan
- Tafsiir Surah Al-Qamar 1-21 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:06:38]
- Tafsiir Surah Al-Qamar 22-55 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:07:24]
Tafsiirka Suurah Al-Maa’idah
- Tafsiir Surah Ar-Raxmaan 1-32 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:12:57]
- Tafsiir Surah Ar-Raxmaan 33-78 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:30]
Tafsiirka Suurah Waaqicah
- Tafsiir Surah Al-Waaqicah 1-56 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:20:57]
- Tafsiir Surah Al-Waaqicah 57-96 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:19]
Tafsiirka Suurah Xadiid
- Tafsiir Surah Al-Xadiid 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:36]
- Tafsiir Surah Al-Xadiid 12-20 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:48]
- Tafsiir Surah Al-Xadiid 21-29 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:12:31]
Tafsiirka Suurah Mujaadalah
- Tafsiir Surah Al-Mujaadalah 1-7 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:06:35]
- Tafsiir Surah Al-Mujaadalah 8-22 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:50]
Tafsiirka Suurah Xashr
- Tafsiir Surah Al-Xashr 1-7 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:36]
- Tafsiir Surah Al-Xashr 8-14 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:03:32]
- Tafsiir Surah Al-Xashr 15-24 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:05]
Tafsiirka Suurah Mumtaxinah
- Tafsiir Surah Al-Mumtaxinah 1-3 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:03]
- Tafsiir Surah Al-Mumtaxinah 4-13 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:45]
Tafsiirka Suurah Saff
- Tafsiir Surah As-Saff 1-14 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:00]
Tafsiirka Suurah Jumucah
- Tafsiir Surah Al-Jumucah 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:11:50]
Tafsiirka Suurah Munaafiquun
- Tafsiir Surah Al-Munaafiquun 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:05:01]
Tafsiirka Suurah Taghaabun
- Tafsiir Surah At-Taghaabun 1-18 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:16:42]
Tafsiirka Suurah Dalaaq
- Tafsiir Surah Adh-Dhalaaq 1-4 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:10:35]
- Tafsiir Surah Adh-Dhalaaq 5-12 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:03:28]
Tafsiirka Suurah Taxriim
- Tafsiir Surah At-Taxriim 1-12 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:16]
Tafsiirka Suurah Mulk
- Tafsiir Surah Al-Mulk 1-30 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:31]
Tafsiirka Suurah Qalam
- Tafsiir Surah Al-Qalam 1-33 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:09:54]
- Tafsiir Surah Al-Qalam 34-52 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [59:31]
Tafsiirka Suurah Xaaqqah
- Tafsiir Surah Al-Xaaqqah 1-52 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:23:00]
Tafsiirka Suurah Macaarij
- Tafsiir Surah Al-Macaarij 1-44 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:17:44]
Tafsiirka Suurah Nuux
- Tafsiir Surah Nuux 1-28 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:15:38]
Tafsiirka Suurah Jinn
- Tafsiir Surah Al-Jinn 1-28 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:21:29]
Tafsiirka Suurah Muzzammil
- Tafsiir Surah Al-Muzzammil 1-20 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:24]
Tafsiirka Suurah Muddaththir
- Tafsiir Surah Al-Muddaththir 1-56 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:18:31]
Tafsiirka Suurah Qiyaamah
- Tafsiir Surah Al-Qiyaamah 1-40 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:08:37]
Tafsiirka Suurah Mursalaat
- Tafsiir Surah Al-Mursalaat – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:19:47]
Tafsiirka Suurah Insaan
- Tafsiir Surah Al-Insaan – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:04:49]
Tafsiirka Suurah Naba’
- Tafsiir Surah An-Naba’ – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:09:12]
Tafsiirka Suurah Naazicaat
- Tafsiir Surah An-Naazicaat – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:13:12]
Tafsiirka Suurah Cabasa
- Tafsiir Surah Cabasa – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:01:48]
Tafsiirka Suurah Takwiir
- Tafsiir Surah Takwiir 1-29 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [46:43]
Tafsiirka Suurah Infidaar
- Tafsiir Surah Infidaar 1-19 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [24:43]
Tafsiirka Suurah Mudafifiin
- Tafsiir Surah Mudafifiin 1-34 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [01:01:43]
Tafsiirka Suurah Inshiqaaq
- Tafsiir Surah Inshiqaaq 1-25 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [46:43]
Tafsiirka Suurah Buruuj
- Tafsiir Surah Buruuj 1-22 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [40:00]
Tafsiirka Suurah Daariq
- Tafsiir Surah Daariq 1-17 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [33:47]
Tafsiirka Suurah Aclaa
- Tafsiir Surah Aclaa 1-19 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [35:28]
Tafsiirka Suurah Ghaashiyah
- Tafsiir Surah Al-Ghaashiyah 1-26 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [40:58]
Tafsiirka Suurah Fajr
- Tafsiir Surah Al-Fajr 1-30 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [45:30]
Tafsiirka Suurah Balad
- Tafsiir Surah Al-Balad 1-20 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [46:57]
Tafsiirka Suurah Shams
- Tafsiir Surah Ash-Shams 1-15 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [21:53]
Tafsiirka Suurah Layl
- Tafsiir Surah Al-Layl 1-21 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [41:34]
Tafsiirka Suurah Duxaa
- Tafsiir Surah Ad-Duxaa 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [21:25]
Tafsiirka Suurah Sharx
- Tafsiir Surah Ash-Sharx 1-8 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [14:04]
Tafsiirka Suurah Tiin
- Tafsiir Surah At-Tiin 1-8 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [18:10]
Tafsiirka Suurah Calaq
- Tafsiir Surah Calaq 1-19 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [33:21]
Tafsiirka Suurah Qadri
- Tafsiir Surah Qadri 1-5 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [11:41]
Tafsiirka Suurah Bayinah
- Tafsiir Surah Bayinah 1-8 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [20:07]
Tafsiirka Suurah Zalzalah
- Tafsiir Surah Zalzalah 1-8 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [22:09]
Tafsiirka Suurah Caadiyaat
- Tafsiir Surah Caadiyaat 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [17:59]
Tafsiirka Suurah Qaaricah
- Tafsiir Surah Al-Qaaricah 1-11 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [18:51]
Tafsiirka Suurah Takaathur
- Tafsiir Surah Takaathur 1-8 – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [19:02]
Tafsiirka Suurah Casr
- Tafsiir Surah Al-Casr – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [26:11]
Tafsiirka Suurah Humazah
- Tafsiir Surah Al-Humazah – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [14:50]
Tafsiirka Suurah Fiil
- Tafsiir Surah Al-Fiil – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [18:49]
Tafsiirka Suurah Quraysh
- Tafsiir Surah Quraysh – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [08:54]
Tafsiirka Suurah Maacuun
- Tafsiir Surah Al-Maacuun – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [14:20]
Tafsiirka Suurah Kawthar
- Tafsiir Surah Al-Kawthar – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [19:15]
Tafsiirka Suurah Kaafiruun
- Tafsiir Surah Al-Kaafiruun – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [12:09]
Tafsiirka Suurah Nasr
- Tafsiir Surah An-Nasr – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [11:45]
Tafsiirka Suurah Masad
- Tafsiir Surah Al-Masad – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [14:31]
Tafsiirka Suurah Ikhlaas
- Tafsiir Surah Al-Ikhlaas – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [14:41]
Tafsiirka Suurah Falaq
- Tafsiir Surah Al-Falaq – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [13:56]
Tafsiirka Suurah Naas
- Tafsiir Surah An-Naas – Sh. Cabdulqaadir Cukaashe [16:29]