Tafsiirka Quraanka – Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Culimada Muslimiiintu iyagoo cilmiga oo dhan iyo fatwadaba ay ka wada cabsan jireen ayay si gaar-ah Quraanka uuga cabsan jireen. Abu Bakar As-Sadiiq (radiyallaahu canhu) waxa laga soo wariyay inuu yidhi:

” أَيُّ سَمَاءٍ تُظِلُّنِي، وَأَيُّ أَرْضٍ تُقِلُّنِي إِذَا قُلْتُ فِي كِتَابِ اللهِ بِرَأْيٍ ”
“samada i hadheenaysa iyo dhulka iqaadaya waa kuwee hadii aan ilaahay kitaabkiisa ra’yigayga ku idhaahdo oo sidii ani ila quman ku fasiro anoo tafsiirka usuushiisa dib uugu laabanin”.

Hadana dhinaca kale waxa waajib ah inuu dadka gaadhsiiyo wixii haq ahoo ruuxu garanayo. Ama aayad uu garanayo ha ahaato ama xadiith uu garanayo ha ahaato. Rasuulki (sallallaahu calayhi wasalam) wuxuu yidhi:

” من سئل عن علم فكتمه ألجمه الله بلجام من نار يوم القيامة ”
“ninkii cilmi la waydiiyo oo cilmigaa qariya, cilmigana uu garanayo, maalinka qiyaamada xakamo naareed baa laxakameeyaa”.

Markaa ma’aladu waa laba, ruuxu wuxuu garanay oo daliilkiisa uu yaqaano inuu dadka u sheegaa waajib bay ku tahay. Wixii uu san garanaynina waxaa waajib ah inuu u daayo caalimkii yaqaanay.

Kitaabka Quraanka marka la tafsiirayo waxa culimada islaamku u dajiyeen qawaacidooyin:

  • Quraanka marka la tafsiirayo waa in loo raadiyo quraan kale oo kala fasiraya. Waxa badan Alle (subxaanahuu wa tacaalaa) inuu arinta meel kaga hadlo si duubduuban oo mujmal ah, hadana la isla quraanka meel ka mid ah lagu faahfaahiyo si loogu kala dhigo macnaha. Bal waxaa laga yaabaa labada aayadood ee isku xigta inay is cadeeynayaan. Inta quraan la heli karo quraan lagu cadeeyo waa in isaga laysku fasiro.
  • Waxaa kaloo quraanka lagu fasiraa axaadiithta nabigeena (sallallaahu calayhi wasalam) oo ah masdarka labaad ee macsuumka ah ee khaladku uusan ku dhicin. Nagiga (sallallaahu calayhi wasalam) Alle wuxuu usoo diray inuu cadeeyo quraanka.

    ” وَأَنزَلْنَا إِلَيْكَ الذِّكْرَ لِتُبَيِّنَ لِلنَّاسِ مَا نُزِّلَ إِلَيْهِمْ ”
    ” wixii loo soo dajiyay inaad dadka u cadayso darteed baan dikriga kuugu soo dajinay.”

    Markaa nabigu waa mufasirka quraanka fasiraya weeyi. Sidaa darteed baa axaadiith aan yarayn quraanka lagu fasiray. Bal kutubta umuhaadka-ah ee axaadiithta rasuulka lagu qorey kitaab gooniyay baabee-yaan oo la yidhaahdo kitaabu tafsiir.

11.2M

001- Tafsiirka Suuratu Al-Faatixah – Al-baqarah aayah 7
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.6M

02- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah aayah 7 – 25
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

003- Tafsiirka Suuratu Al-Baqara – Aayah – 26 – 43
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.7M

004- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah – aayah – 44 – 59
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.8M

005- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah – Aayah – 60 – 84
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.1M

006- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah – Aayah – 84 – 91
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.5M

007- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah – Aayah – 92 – 105
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

008- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 105 – 123
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.1M

009- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 124 – 141
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.5M

010- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah – Aayah – 142 – 157
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.3M

011- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 158 – 173
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

012- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 173 – 187
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.1M

013- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 188 – 202
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

014- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 203 – 218
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.6M

015- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 219 – 229
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.7M

016- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah aayah 230 – 237
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

017- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 238 – 252
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.9M

018- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 253 – 262
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

8.9M

019- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 263 – 271
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.9M

020- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah Aayah 272 – 282
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.7M

021- Tafsiirka Suuratu Al-Baqarah & Aali-Cimran Aayah 283 – 14
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

022- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 15 – 32
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.7M

023- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 33 – 51
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.8M

024- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan aayah 52 – 74
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

025- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 75 – 92
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

026- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 93 – 105
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

027- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 106 – 120
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

028- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 121-143
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.5M

029- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 144-158
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

030- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 159-178
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.8M

031- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan Aayah 179-195
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

032- Tafsiirka Suuratu Aali-Cimraan & An-Nisaa Aayah 196 – 6
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

033- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 7-12
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

034- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 13-23
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.7M

035- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 24-35
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

036- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 36-48
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

037- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 49-65
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

038- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa aayah 66-73
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

039- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 84-94
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

040- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 95-112
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

041- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 113-129
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

042- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 129-147
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.1M

043- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 148-162
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.5M

044- Tafsiirka Suuratu An-Nisaa Aayah 163-176
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

045- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah Aayah 1-5
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.7M

0046- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah Aayah 6-18
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

13.0M

047- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah 19-40
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

048- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah Aayah 41-50
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

049- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah Aayah 51-66
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

050- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah Aayah 67-81
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

13.1M

051- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah Aayah 82-95
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.6M

052- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah Aayah 96-108
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.5M

053- Tafsiirka Suuratu Al-Maa’idah Aayah 109-120
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.8M

054- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 1-19
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

055- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 20-35
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.9M

056- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 36-58
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.1M

057- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 59-73
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

058- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 74-92
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

059- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 93-105
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

060- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 106-124
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.8M

061- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 125-140
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

062- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 141-150
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.5M

063- Tafsiirka Suuratu Al-Ancaam Aayah 151-165
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.6M

064- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 1-28
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

065- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 28-43
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

066- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 44-58
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

067- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 59-84
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

068- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 85-102
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

069- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 103-135
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

070- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 136-153
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

071- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 152-166
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.9M

072- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 167-183
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

073- Tafsiirka Suuratu Al-acraaf Aayah 184-206
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

8.7M

074- Tafsiirka Suuratu Al-anfaal Aayah 1-8
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.0M

075- Tafsiirka Suuratu Al-anfaal Aayah 9-23
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.4M

076- Tafsiirka Suuratu Al-anfaal Aayah 24-37
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.1M

077- Tafsiirka Suuratu Al-anfaal Aayah 38-48
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.2M

078- Tafsiirka Suuratu Al-anfaal Aayah 49-63
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.5M

079- Tafsiirka Suuratu Al-anfaal Aayah 64-75
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.6M

080- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 1-15
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.0M

081- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 16-27
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.5M

082- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 28-39
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

8.5M

083- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 40-53
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.5M

084- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 53-68
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.5M

085- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 69-83
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

6.4M

086- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 83-93
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

087- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 94-110
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

088- Tafsiirka Suuratu At-Tawbah Aayah 111-119
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

8.7M

089- Tafsiirka Suuratu Al-Tawbah Aayah 120-129
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.8M

090- Tafsiirka Suuratu Yuunus Aayah 1-14
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

091- Tafsiirka Suuratu Yuunus Aayah 15-25
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

092- Tafsiirka Suuratu Yuunus Aayah 26-45
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.6M

093- Tafsiirka Suuratu Yuunus Aayah 46-70
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

094- Tafsiirka Suuratu Yuunus Aayah 71-89
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

095- Tafsiirka Suuratu Yuunus Aayah 90-109
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

096- Tafsiirka Suuratu Huud Aayah 1-18
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

097- Tafsiirka Suuratu Huud Aayah 19-40
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

7.3M

098- Tafsiirka Suuratu Huud Aayah 41-60
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

14.4M

099- Tafsiirka Suuratu Huud Aayah 61-83
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

100- Tafsiirka Suuratu Huud Aayah 84-105
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

101- Tafsiirka Suuratu Huud Aayah 106-123
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.6M

102- Tafsiirka Suuratu Yusuf Aayah 1-20
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.5M

103- Tafsiirka Suuratu Yusuf Aayah 21-36
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.5M

104- Tafsiirka Suuratu Yusuf Aayah 37-53
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

105- Tafsiirka Suuratu Yusuf Aayah 54-75
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

106- Tafsiirka Suuratu Yusuf Aayah 76-100
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

107- Tafsiirka Suuratu Yusuf & Al-racd Aayah 101-4
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.5M

108- Tafsiirka Suuratu Ar-Racd Aayah 5-18
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.4M

109- Tafsiirka Suuratu Ar-Racd Aayah 19-34
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

110- Tafsiirka Suuratu Ar-Racd & Ibrahim Aayah 35-9
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

111- Tafsiirka Suuratu Ibrahim Aayah 10-27
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

112- Tafsiirka Suuratu Ibrahim Aayah 28-5200
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

113- Tafsiirka Suuratu Al-xijr Aayah 1-48
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.9M

114- Tafsiirka Suuratu Al-xijr Aayah 52-99
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

115- Tafsiirka Suuratu An-Naxl Aayah 1-29
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.2M

116- Tafsiirka Suuratu An-Naxl Aayah 30-50
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

117- Tafsiirka Suuratu An-Naxl Aayah 51-74
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.5M

118- Tafsiirka Suuratu An-Naxl Aayah 75-89
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

119- Tafsiirka Suuratu An-Naxl Aayah 90-109
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

120- Tafsiirka Suuratu An-Naxl Aayah 110-128
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

121- Tafsiirka Suuratu Al-israa Aayah 1-22
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.6M

122- Tafsiirka Suuratu Al-israa Aayah 23-48
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.6M

123- Tafsiirka Suuratu Al-israa Aayah 49-69
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.4M

124- Tafsiirka Suuratu Al-israa Aayah 70-89
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

125- Tafsiirka Suuratu Al-israa Aayah 90-111
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.7M

126- Tafsiirka Suuratu Al-kahf Aayah 1-26
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

127- Tafsiirka Suuratu Al-kahf Aayah 27-50
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.4M

128- Tafsiirka Suuratu Al-kahf Aayah 51-82
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

129- Tafsiirka Suuratu Al-kahf Aayah 83-110
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.6M

130- Tafsiirka Suuratu Maryam Aayah 1-40
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.6M

131- Tafsiirka Suuratu Maryam Aayah 41-77
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

5.8M

132- Tafsiirka Suuratu Maryam Aayah 77-98
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.8M

133- Tafsiirka Suuratu Dhaahaa Aayah 1-54
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

134- Tafsiirka Suuratu Dhaahaa Aayah 55-82
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

135- Tafsiirka Suuratu Dhaahaa Aayah 83-110
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

136- Tafsiirka Suuratu Dhaahaa Aayah 111-135
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.6M

137- Tafsiirka Suuratu Al-Anbiyaa Aayah 1-28
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

138- Tafsiirka Suuratu Al-Anbiyaa Aayah 29-50
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.1M

139- Tafsiirka Suuratu Al-Anbiyaa Aayah 51-82
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.3M

140- Tafsiirka Suuratu Al-Anbiyaa Aayah 83-112
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

141- Tafsiirka Suuratu Al-Xaj Aayah 1-18
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.3M

142- Tafsiirka Suuratu Al-Xaj Aayah 19-37
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

143- Tafsiirka Suuratu Al-Xaj Aayah 38-59
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

144- Tafsiirka Suuratu Al-Xaj Aayah 60-78
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.3M

145- Tafsiirka Suuratu Al-Mu’minuun Aayah 1-35
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.5M

146- Tafsiirka Suuratu Al-Mu’minuun Aayah 36-74
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.3M

147- Tafsiirka Suuratu Al-Mu’minuun Aayah 75-118
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.5M

148- Tafsiirka Suuratu An-Nuur Aayah 1-10
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.8M

149- Tafsiirka Suuratu An-Nuur Aayah 11-26
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

150- Tafsiirka Suuratu An-Nuur Aayah 27-33
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

151- Tafsiirka Suuratu An-Nuur Aayah 34-52
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

152- Tafsiirka Suuratu An-Nuur Aayah 53-64
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.3M

153- Tafsiirka Suuratu Al-Furqaan Aayah 1-20
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

154- Tafsiirka Suuratu Al-Furqaan Aayah 21-52
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

155- Tafsiirka Suuratu Al-Furqaan Aayah 53-77
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

156- Tafsiirka Suuratu Al-Shucaraa Aayah 1-51
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.3M

157- Tafsiirka Suuratu Al-Shucaraa Aayah 52-110
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.7M

158- Tafsiirka Suuratu Al-Shucaraa Aayah 111-175
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.5M

159- Tafsiirka Suuratu Al-Shucaraa Aayah 176-227
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.3M

160- Tafsiirka Suuratu An-Namal Aayah 1-26
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

161- Tafsiirka Suuratu An-Namal Aayah 27-53
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

162- Tafsiirka Suuratu An-Namal Aayah 54-81
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

163- Tafsiirka Suuratu An-Namal & Al-Qasas Aayah 82-11
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

164- Tafsiirka Suuratu Al-Qasas Aayah 12-28
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

165- Tafsiirka Suuratu Al-Qasas Aayah 29-50
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.5M

166- Tafsiirka Suuratu Al-Qasas Aayah 51-75
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.3M

167- Tafsiirka Suuratu Al-Qasas Aayah 76-88
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

168- Tafsiirka Suuratu Al-Cankabuut Aayah 1-25
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.5M

169- Tafsiirka Suuratu Al-Cankabuut Aayah 26-45
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.5M

170- Tafsiirka Suuratu Al-Cankabuut Aayah 46-69
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.9M

171- Tafsiirka Suuratu Ar-Ruum Aayah 1-30
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.5M

172- Tafsiirka Suuratu Ar-Ruum Aayah 31-53
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.8M

173- Tafsiirka Suuratu Ar-Ruum & Luqmaan Aayah 54-21
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.6M

174- Tafsiirka Suuratu Luqmaan & As-Sajdah Aayah 22-10
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.7M

175- Tafsiirka Suuratu As-Sajdah Aayah 11-30
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.3M

176- Tafsiirka Suuratu Al-Axzaab Aayah 1-17
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.5M

177- Tafsiirka Suuratu Al-Axzaab Aayah 18-30
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.8M

178- Tafsiirka Suuratu Al-Axzaab Aayah 31-50
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

179- Tafsiirka Suuratu Al-Axzaab Aayah 51-59
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

180- Tafsiirka Suuratu Al-Axzaab & Saba Aayah 60-9
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.2M

181- Tafsiirka Suuratu Saba Aayah 10-23
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.3M

182- Tafsiirka Suuratu Saba Aayah 24-45
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

183- Tafsiirka Suuratu Saba & Faadhir Aayah 46-14
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

184- Tafsiirka Suuratu Faadhir Aayah 15-40
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

185- Tafsiirka Suuratu Faadhir & Yaasiin Aayah 41-27
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

186- Tafsiirka Suuratu Yaasiin Aayah 28-59
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.1M

187- Tafsiirka Suuratu Yaasiin & Al-Saafaad Aayah 60-21
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

188- Tafsiirka Suuratu As-Saaffaat Aayah 22-82
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.7M

189- Tafsiirka Suuratu As-Saaffaat Aayah 83-148
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.8M

190- Tafsiirka Suuratu As-Saaffaat & Saad Aayah 149-20
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.4M

191- Tafsiirka Suuratu Saad Aayah 21-51
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

192- Tafsiirka Suuratu Saad & Al-Zumar Aayah 52-7
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

193- Tafsiirka Suuratu Az-Zumar Aayah 8-31
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

15.8M

194- Tafsiirka Suuratu Az-Zumar Aayah 32-72
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

8.0M

195- Tafsiirka Suuratu Az-Zumar & Gaafir Aayah 73-20
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.6M

196- Tafsiirka Suuratu Ghaafir Aayah 21-40
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.3M

197- Tafsiirka Suuratu Ghaafir Aayah 41-65
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

198- Tafsiirka Suuratu Ghaafir & Fusilat Aayah 66-8
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.0M

199- Tafsiirka Suuratu Fussilat Aayah 9-24
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

200- Tafsiirka Suuratu Fussilat Aayah 25-46
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

201- Tafsiirka Suuratu Fussilat & Al-Shuuraa Aayah 47-12
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

202- Tafsiirka Suuratu Ash-Shuuraa Aayah 13-26
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

203- Tafsiirka Suuratu Ash-shuuraa Aayah 27-50
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.1M

204- Tafsiirka Suuratu Ash-Shuuraa & Al-Zuqrufa Aayah 51-23
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

205-Tafsiirka Suuratu Az-Zuqrufa Aayah 24-56
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

206- Tafsiirka Suuratu Az-Zuqrufa Aayah 57-89
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.6M

207- Tafsiirka Suuratu Ad-Duqaan Aayah 1-59
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

208- Tafsiirka Suuratu Al-Jaathiyah Aayah 1-31
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.0M

210- Tafsiirka Suuratu Al-Axkhaaf & Muxamed Aayah 21-9
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.5M

211- Tafsiirka Suuratu Muxammad Aayah 10-32
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.3M

212-Tafsiirka Suuratu Muxammad & Al-Fatxi Aayah 33-12
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

13.3M

213- Tafsiirka Suuratu Al-Fatxi Aayah 13-29
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

8.7M

214- Tafsiirka Suuratu Al-Xujuraat Aayah 4-13
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.4M

215- Tafsiirka Suuratu Al-Xujuraat & Khaaf Aayah 14-26
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

216- Tafsiirka Suuratu Qaaf & Al-daariyaat Aayah 27-30
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

13.3M

217- Tafsiirka Suuratu Ad-daariyaat & Al-dhuur Aayah 31-23
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.5M

218- Tafsiirka Suuratu Adh-dhuur & Al-najmi Aayah 24-25
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.7M

219- Tafsiirka Suuratu An-Najmi & Al-Qamar Aayah 26-8
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

220- Tafsiirka Suuratu Al-Qamar Aayah 9-55
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.8M

221- Tafsiirka Suuratu Ar-Rahman Aayah 1-78
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

13.4M

222- Tafsiirka Suuratu Al-Waaqicah Aayah 1-74
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.9M

224- Tafsiirka Suuratu Al-Xadiid Aayah 16-29
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.8M

225- Tafsiirka Suuratu Al-Mujaadilah Aayah 1-13
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.8M

226- Tafsiirka Suuratu Al-Mujaadilah & Al-xashri Aayah 14-10
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

13.5M

227- Tafsiirka Suuratu Al-xashri & Al-Mumtaxinah Aayah 11-6
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.4M

228- Tafsiirka Suuratu Al-Mumtaxinah & As-Safi Aayah 7-14
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.6M

229- Tafsiirka Suuratu Al-Jumcah Aayah 1-11
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

13.5M

Surah Al-waaqicah & Al-xadiid Aayah 75-15
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.5M

230- Tafsiirka Suuratu Al-Munaafiquun – Al-Tagaabun Aayah 1-9
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.3M

231- Tafsiirka Suuratu Adh-Dhalaaq & Al-Taxriim Aayah 7-12
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.4M

232- Tafsiirka Suuratu Al-Mulk Aayah1-30
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.9M

233- Tafsiirka Suuratu Al-Qalam Aayah 1-52
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

234- Tafsiirka Suuratu Al-xaaqah & Al-macaarij Aayah 1-18
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

235- Tafsiirka Suuratu Al-Macaarij & Nuux Aayah 19-28
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9.7M

236- Tafsiirka Suuratu Al-Jinn Aayah 1-28
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.0M

237- Tafsiirka Suuratu Al-Muzzamil & Al-Mudathir Aayah 1-29
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.4M

238- Tafsiirka Suuratu Al-Mudathir & Al-Qiyaamah Aayah 30-40
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

6.3M

239- Tafsiirka Suuratu Al-Insaan Aayah 1-31
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.7M

240- Tafsiirka Suuratu Al-Mursalaad & An-Naba Aayah 1-16
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.2M

241- Tafsiirka Suuratu An-Naba & An-Naazicaat Aayah 17-46
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.1M

242- Tafsiirka Suuratu Cabasa & At-Takwiir Aayah 1-29
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

10.8M

243- Tafsiirka Suuratu Al-Infidhaar & Al-Mudhafifiin Aayah 1-36
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.0M

245- Tafsiirka Suuratu Al-Aclaa & Al-Gaashiyah & Al-fajri Aayah
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

8.3M

247- Tafsiirka Suuratu Al-Sharx & At-Tiin & Al-Calaq Aayah 1-19
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

12.2M

249- Tafsiirka Suuratu Al-Caadiyaat ilaa Al-Fiil Aayah 1-5
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

11.7M

250- Tafsiirka Suuratu Qureysh ilaa Al-Naas Aayah 1-6
Tafsiirka Quraanka af Somali | Sh. Umal

9 comments

  1. السلام عليكم إخوتي في الإيمان جزاكم الله خير الجزاء وشكرا جزيلا ألف الرازق لقد أستفدة كثيرا والحمدلله رب العالمين

  2. Cashirka 209 waxaan umalayn inuu ka maqan yahay.
    Fadlan dib oogu laabta.
    TafsiirSh.Umal/209-Tafsiir-Al-jaathiyahAayah 31-19.mp3

  3. Mashallah, in badan aya ka faa’ideystay duruustaan, sheekhi aqriyey iyo kuwi ino fududeeyey inaan dhageysano, kheyr badan allah siiyo. Mahadsanidiin.

    Walalkiina Abdikafi Mohamed

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *