
مقدمة في أصول التفسير لشيخ الإسلام ابن تيمية
Risaaladan waxa la yidhaahdaa Muqadimatun fii usuulu tafsiir. Waxa iskaleh Shaykhul islaam ibn taymiyyah. Culuumta la bartaa waxay u qaybsantaa laba: wasaa’il iyo qaayaat. Qaayaat culuumta la yidhaahdaa waa sadex: cilmul tafsiir, cilmul xadiith iyo cilmul fiqhi (akbar iyo asqar-ba), isagoo waliba cilmul fiqhi uu yahay midhihii ka dhashay xadiithka iyo tafsiirka.
Culuumtan qaayaat-ka ah midkastaaba wuxuu leeyahay wasaail lagu gaadho. Xadiith-ku wuxuu leeyahay cilmiga mustalaxul xadiith, cilmiga jarx wa tacdiil iyo daraasaadka asaaniid wa takhariij. Sidaasoo kale fiqhi wuxuu leeyahay wasaail sida usuulul fiqhi, qawaacidul fiqhiya iyo maqaasidu shariica. Tafsiirkuna wasaail buu leeyahay waxaa kamida cilmu qiraa’aatka, cilmu tajwiidka iyo cilmu usuulu tafsiir oo kitaabkeenani uu ka hadlayo. Naxwaha, sarfiga iyo balaaqadana waa wasaa’il ay culuum kastaa u baahantahay.
Markaa qasdiga aynu ka leenahay inaynu dhigano cilmigan usuulu tafsiir waxa weeye inanynu fahano quraanka tafsiirkiisa.
Xaggan ka dhagayso ama download garayso Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir oo uu akhrinayo Sheekh Nuur Cali Jaamac.
-
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 1aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 2aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 3aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 4aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 5aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 6aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 7aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 8aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 9aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 10aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 11aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 12aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 13aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 14aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 15aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 16aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 17aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 18aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 19aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 20aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 21aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3 -
Muqaddimatu Fii Usuulu Tafsiir Casharka 22aad
Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3