Al Waajibaat Al Mutaxatimaat – Sheekh Nuur Cali Jaamac

Risaaladan magaceeda waxa la yidhaahdaa Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat Al-Macrifah Calaa Kulli Muslimin wa Muslimatin ( الواجبات المتحتمات المعرفة على كل مسلم ومسلمة ), markaa waxay ka hadlaysaa waajibaatka laga maarmaanka ah ee laazimka tahay barashadeeda, ayna waajibka ku tahay barashadaasu ninkasta oo muslim ah iyo gabadh kastoo muslimad ah.

Waxa risaaladan soo jamciyay sheekh culimada mucaasiriinta ka mid ah oo la yidhaahdo Shaykh Cabdullaahi ibn Ibraahiim Al-Qarcaawi. Hadalada aktharkooda isagu malaha ee wuxuu kasoo jamciyay hadaladii uu uga hadlay masaa’ilkan shaykhul islaam al-imaam mujadid shaykh Muxammad ibn CabdulWahaab iyo caruurtii ka farcantay ee culimada ku noqotay diinta islaamka.

Halkan ka download kitaabka Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat isagoo pdf ah:
Download kitaabka alwaajibaat al mutaxatimaat الواجبات المتحتمات (pdf)

Halkan ka download isagoo mp3 ah:
Download mp3 (793 MB)

Halkan ka dhagayso isagoo mp3 ah:

  1. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 1aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  2. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 2aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  3. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 3aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  4. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 4aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  5. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 5aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  6. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 6aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  7. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 7aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  8. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 8aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  9. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 9aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  10. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 10aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  11. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 11aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  12. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 12aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  13. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 13aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  14. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 14aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  15. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 15aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  16. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 16aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  17. Al-Waajibaat Al-Mutaxatimaat 17aad
    Sh. Nuur Cali Jaamac | Download mp3

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *