Usuulu Thalaathah – Sh. Nuur Cali Jaamac

Risaaladani waxay leedahay laba magac oo kala ah Al-Usuulu Thalaathah (الأصول الثلاثة ) iyo Thalaathatul Usool (ثلاثة الأصول). Waxa iska leh sheikh Maxamed ibn CabdulWahaab (محمد بن عبد الوهاب). Sheekhu wuxuu ku dhashay magaalada Cuyayna ee wadanka Sucuudiga hijriyadu markay ahayd 1115, wuxuuna dhintay 1206. Wuxuu ka mid ahaa culimada mujadidiinta ah. Kutub badan oo aad u nafci badan ayuu alifay oo ay ka mid yihiin kitaabkan, kitaabu tawxiid, kashfu shubuhaat iyo kutub kale oo badan.

Halkan ka download kitaabka usuulu thalatha isagoo pdf ah:
Download kitaabka usuulu thalatha (pdf)

Halkan ka download isagoo mp3 ah:
Download mp3 (603 MB)

Halkan ka dhagayso isagoo mp3 ah:

  1. Usuulu Thalaatha Darsiga 1aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  2. Usuulu Thalaatha Darsiga 2aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  3. Usuulu Thalaatha Darsiga 3aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  4. Usuulu Thalaatha Darsiga 4aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  5. Usuulu Thalaatha Darsiga 5aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  6. Usuulu Thalaatha Darsiga 6aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  7. Usuulu Thalaatha Darsiga 7aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  8. Usuulu Thalaatha Darsiga 8aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  9. Usuulu Thalaatha Darsiga 9aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  10. Usuulu Thalaatha Darsiga 10aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  11. Usuulu Thalaatha Darsiga 11aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  12. Usuulu Thalaatha Darsiga 12aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  13. Usuulu Thalaatha Darsiga 13aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  14. Usuulu Thalaatha Darsiga 14aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  15. Usuulu Thalaatha Darsiga 15aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  16. Usuulu Thalaatha Darsiga 16aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  17. Usuulu Thalaatha Darsiga 17aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  18. Usuulu Thalaatha Darsiga 18aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  19. Usuulu Thalaatha Darsiga 19aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  20. Usuulu Thalaatha Darsiga 20aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  21. Usuulu Thalaatha Darsiga 21aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3
  22. Usuulu Thalaatha Darsiga 22aad
    Sheekh Nuur Cali Jaamac | Download mp3

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *