Safiinatu Najaa – Dr Sh Khadar Xasan Axmed

kitaabkan waxa la yidhaahdaa safiinatu najaa سفينة النجاة ama badbaadada doonteedii. Waa kitaab fiqhi ah oo Wuxuu ku saabsanyahay qaybtii cibaadaatka sida salaadii oo dahaaradu lasocoto, zakadii oo wax yar ka sheegi doono iyo soonkii. Wuxuu ka tagay hajkii maadaama loogu talagalay qofka bilowga ah oo markaa inta badan qof iska da’yar ah uu yahayba xajka kamuu hadlin sheekhu. Sheekha kitaabka qoray waxa la yidhaahdaa saalim ibn cabdilaah. Waa sheekh yamani ahaa oo noolaa qarnigii 13aad ee hijrada. Geeridiisu waxay ahayd 1271, waxay markaa isku wakhti noolaayeen sheekhi qoray safiinatu salaat.

Download/dajiso kitaabka safiinatu najaa (pdf)

  1. Safiinatu Najaa Darsiga 1aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  2. Safiinatu Najaa Darsiga 2aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  3. Safiinatu Najaa Darsiga 3aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  4. Safiinatu Najaa Darsiga 4aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  5. Safiinatu Najaa Darsiga 5aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  6. Safiinatu Najaa Darsiga 6aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  7. Safiinatu Najaa Darsiga 7aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  8. Safiinatu Najaa Darsiga 8aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  9. Safiinatu Najaa Darsiga 9aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *