Safiinatu Salaat – Dr Sh Khadar Xasan Axmed

Kitaabkan waxa layidhaahdaa Safiinatu Salaat سفينة الصلاة. Waxa qoray sheekha la yidhaahdo cabdillaahi ibn Cumar ibn yahya al xadrami. wuxuu ahaa sheekh Yamani ah. Wuxuu dhashay hijrigu markay ahayd 1209 wuxuun geeriyooday 1265. Kitaabkan sheekhu wuxuu uugu talagalay axkaamtii salaada iyo inyaroo caqiidah ah oo uu ka horaysiiyay intaanu axkaamta salaada u galin.

Waxa inoo sharxaya Dr Sh Khadar Xasan Axmed. Halkan ka dhagayso kana download garayso isagoo mp3 ah.

  1. Safiinatu Salaat Darsiga 1aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  2. Safiinatu Salaat Darsiga 2aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  3. Safiinatu Salaat Darsiga 3aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  4. Safiinatu Salaat Darsiga 4aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  5. Safiinatu Salaat Darsiga 5aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3
  6. Safiinatu Salaat Darsiga 6aad
    Dr Sh Khadar Xasan Axmed | Download mp3

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *