
متن سفينة النجاة في ما يجب على العبد لمولاه
سالم بن سمير الحضرمي
Kitaabkan waxa loo yaqaanaa safiinatu najaa amma safiinatu najaat amma badbaadada doonideedii. Sheekhu ma odhan markab laakin wuxuu isticmaalay erayga safiina si uu kuu tusiyo inuu yahay kitaabkani kitaab yar oo mowjadaha aduunka iyo mashaakalkiisa lagaga badbaadayo hadii lagu camal falo. Runtii kitaabka oo dhami wuxuu sharxayaa xadiithka ‘buniyal islaamu calaa khamsin…’ Markaa sheekhu arkaanu islaamka ayuu inoo bilaabayaa sida uugu wanaagsan ama uugu haboon ee qofka muslimki ihi uu u gudanayo.
Download Book / Dajiso Kitaabka
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 1 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 2 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 3 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 4 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 5 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 6 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 7AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 8AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAA CASHARKA 9 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 10 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 11 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 12 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 13 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 14 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 15 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 16 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 17 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 18 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 19 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 20 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 21 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 22 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 23 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 24 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 25 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 26 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 27 AAD – Sh. Khaashici
SAFIINATU NAJAA CASHARKA 28 AAD – Sh. Khaashici
as wr wb wll allh janadi fardusa ha galiyo wnku ducyna wn ka fa idysny allh cilmigaga haku barakeyo