Usuulu Sunnah Lil Xumaydi – Sh. Umal

Kitaabkan waxa la yidhaahdaa Usuulu Sunnah lil Xumaydi ( أصول السنة للإمام أبي بكر الحميدي ). Waxa qoray sheekha layidhaahdo عبد الله بن الزبير الحميدي أبو بكر

Waa risaalo kooban oo uu sheekhu kaga hadlayo dhowr masaa’il oo waawayn oo kamida masaa’ishii ay isku khilaafeen ahlu sunnah iyo ahlu bidcah.

Download kitaabka (pdf)

  1. Usuulu Sunnah Lil Xumaydi - Casharka 1aad
    Sheekh Umal | Download mp3
  2. Usuulu Sunnah Lil Xumaydi - Casharka 2aad
    Sheekh Umal | Download mp3
  3. Usuulu Sunnah Lil Xumaydi - Casharka 3aad
    Sheekh Umal | Download mp3
  4. Usuulu Sunnah Lil Xumaydi - Casharka 4aad
    Sheekh Umal | Download mp3