Kitaabkan waxa la yidhaahdaa Caqiidatu Daxaawiya ( العقيدة الطحاوية ). Waxa loo nisbeeyay sheekha kitaabka iska leh oo magiciisu ahaa ( أبو جعفر أحمد بن محمد بن سلامة بن سلمة الأزديّ الطحاوي ). Sheekhu wuxuu Ka mid yahay culimadii salafka ee qarnigii 3aad noolayd.
Kitaabkani shuraax farabadan ayuu leeyahay. Waxa uugu fiican kuwa sharxay kitaabka uu qoray Ibn Abi cizz. Kitaabku wuxuu ka hadli doonaa diinta asalkeeda oo tawxiidka ah.
Download caqiidatu daxaawiyah – متن العقيدة الطحاوية (pdf)
-
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 1aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 2aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 3aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 4aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 5aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 6aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 7aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 8aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 9aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 10aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 11aad
Sheekh Umal | Download mp3 -
Caqiidatu Daxaawiyah - Casharka 12aad
Sheekh Umal | Download mp3