Kitaabkan waxaa la yiraahdaa matnu qaayah wa taqriib ama al-qaayatu iqtisaar. Waxaa iskaleh Axmad ibnul Xussayn ibnu Axmad al-Asbahaani ama Asfahaani.
Sheekhu wuxuu caan ku yahay abu shujaac, wuxuu kamid ahaa culimadii qarnigii 5naad ee hijriga nooleyd wuxuu dhashay 434 hijriga, wuxuu dhintay xuduuda 500 meelahaa markay taariikhdu ahayd.
Wuxuu ku dhashay Basra ee wadanka Ciraaq, aabahii iyo awoow yadii na waxay ka soo jeedaan Asfahaan iyadaas ayaa loo nisbeeyaa (al-Asfahaani) ama (al-Asbahaani), Asfahaan hadda waxay ku taalaa wadanka Iiraan.
Wuxuu caan ku ahaa ama ku caan baxay, darsida madhabka Imaamu Shaafici oo kitaab kani ku saabsan yahay.
Waxaa la yidhaahdaa 40 sanno ka badan madhabka Shaaficada uu darsaayay. Abu Shujaac kitaab kan ayuu caan ku yahay, laakiin keligii ma ehee kutub kale na waa leeyahay sida Al-Iqnaac oo uu sharxay. Nin caalim oo faqiih buu ahaa, fiqiga Shaaficiga qaasatan ee aad caan ugu ahaa.
Kitaab kiisan ee aynu hadda dul joogno, sida uu isaguba tilmaami doono, mowduuciisu waa fiqiga Shaaficiga, weliba kitaab gaaban waaye oo bilaaw ah. Kitaabka laakiin ahmiyad buu leeyahay. Fiqiga Shaaficiga meelaha laga bilaabo waaye, mudnaan qaas ah ayay culimo badani siiyeen oo wey sharxeen qaarna way nadmiyeen sida pp gabay bay u badaleen sida al-Imaam Sharafu Diin Yaxya al-Camriitti oo ninkii ajruumiga nadmiyay ah.
Download kitaabka Abu shujaac (pdf) – تحميل كتاب متن الغاية والتقريب متن أبي شجاع
-
1. Abuu Shujaac - Casharka 1aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
2. Abuu Shujaac - Casharka 2aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
3. Abuu Shujaac - Casharka 3aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
4. Abuu Shujaac - Casharka 4aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
5. Abuu Shujaac - Casharka 5aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
6. Abuu Shujaac - Casharka 6aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
7. Abuu Shujaac - Casharka 7aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
8. Abuu Shujaac - Casharka 8aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
9. Abuu Shujaac - Casharka 9aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
10. Abuu Shujaac - Casharka 10aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
11. Abuu Shujaac - Casharka 11aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
12. Abuu Shujaac - Casharka 12aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
13. Abuu Shujaac - Casharka 13aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
14. Abuu Shujaac - Casharka 14aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
15. Abuu Shujaac - Casharka 15aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
16. Abuu Shujaac - Casharka 16aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
17. Abuu Shujaac - Casharka 17aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
18. Abuu Shujaac - Casharka 18aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
19. Abuu Shujaac - Casharka 19aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
20. Abuu Shujaac - Casharka 20aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
21. Abuu Shujaac - Casharka 21aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
22. Abuu Shujaac - Casharka 22aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
23. Abuu Shujaac - Casharka 23aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
24. Abuu Shujaac - Casharka 24aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
25. Abuu Shujaac - Casharka 25aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
26. Abuu Shujaac - Casharka 26aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3 -
27. Abuu Shujaac - Casharka 27aad
Sheekh Maxamed Cabdi Umal | Download mp3