Halkan ka dhagayso ama download-garayso mp3 siirada Rasuulka (scw) oo uu ku akhriyayo sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil.
Siirada nabigu (calayhi salaatu wa sallaam) waa diintii oo la dhaqan galiyay. Markaa waa dadkii diinta dhaqan galiyay nabiga (calayhi salaatu wa sallaam) iyo saxaabadiisii oo ah sifadii uugu saxsanayd ee loogu dhaqmo islaamka.
Inagu waxaynu haynaa hadda isagoo Qur’aan iyo sunna ah oo qoraal ah, laakin markani waxa weeyaan isagoo caamali ah oo ay matalayaan Qur’aankii iyo sunnadii. Saa daraadeed fahamkeedii wuu ka dhowyahay qofku inuu markiiba suurad fiican ka fahmi karo diinta siday ku faaftay am risaaladii iyo macneheediiba.
Culimada Muslimiintu markay siirada ka waramayaan waxay u sameeyaan gogol dhac ama hordhac. Hordhacaasi waxay ka bilaabaan ama waxay ku tilmaamaan wixii Rasuulka (calayhi salaatu wa sallaam) ka horeeyay. Hordhacaa waxa looga danleeyahay inay dadku fahmaan bulshadii Nabigu (calayhi salaatu wa sallaam) u yimid caynkay u ekayd si aad garan karto inta ay guurtay bulshadani markii danbe siday u ekaatay. Waxaad qiimayn fiican sawiri kartaa Nabigu (calayhi salaatu wa sallaam) iyo saxaabadii uu soo saaray iyo mujtamicii Muslimiinta ahaa ee kawinmay siday u ekaayeen inta uu jiray mujtamicii hore ee jaahiliga ahaa oo markaad ka jaahiliga ah suuradiisa aragto ayaad garanaysaa dadkani inta ay guureen inta ay le’ekayd.
Waxa kale oo dha dha waanaya aad garan kartaa maadaama mujtamacan noocaa u eg bal la raray oo islaamnimada badalka intan le’eg ku samaysay inaanu jirin mujtamac dunida ka mid ilaa in noocan loo rari karo ee ku xidhan tahay uun sida Alle (subxaanahu wa tacaalaa) inoo waafajiyo iyo sida dadku juhdi uu u bixiyo dadka diinta tan uugu yeedhayaan.
-
1. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 1aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
2. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 2aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
3. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 3aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
4. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 4aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
5. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 5aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
6. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 6aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
7. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 7aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
8. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 8aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
9. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 9aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
10. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 10aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
11. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 11aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
12. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 12aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
13. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 13aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
14. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 14aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
15. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 15aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
16. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 16aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
17. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 17aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
18. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 18aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
19. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 19aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
20. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 20aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
21. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 21aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
22. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 22aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
23. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 23aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
24. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 24aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
25. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 25aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
26. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 26aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
27. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 27aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
28. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 28aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3 -
29. Siirada Rasuulka (SCW) - Casharka 29aad
Sh. Mustafe X Ismaaciil | Download mp3