Manduumatul Xaaiyah – Sheekh Cukaashe

Kitaabkan waxa liyadhaahdaa Al-mandhuumatul Xaaiyah ( نظم حائية بن أبي داود ). Waa kitaab caqiida-ah oo gabay ah. Waxa Ku gabyay Sheekh Abu Bakar ibn Abu Daa’uud. Waa wiilkii imaamka caanka-ah ee kitaabka sunanka-ah leh.

Kitaabka waxa loogu bixiyay Xaaiyah xarafka ح ayay ku dhamaataa. Waxay ka kooban tahay 33 bayt inta laysku waafiqsan yahay. Culimo kale waxay ka dhigaan 36 bayt ama 40 bayt.

Download Manduumatul Xaaiyah – نظم حائية بن أبي داود (pdf)

  1. Manduumatul Xaaiyah - Casharka 1aad
    Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe | Download mp3
  2. Manduumatul Xaaiyah - Casharka 2aad
    Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe | Download mp3
  3. Manduumatul Xaaiyah - Casharka 3aad
    Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe | Download mp3
  4. Manduumatul Xaaiyah - Casharka 4aad
    Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe | Download mp3
  5. Manduumatul Xaaiyah - Casharka 5aad
    Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe | Download mp3