نور اليقين في سيرة سيد المرسلين
Kitaabkan Nuurul Yaqiin Fii Risaalatil Hadyil Mursaliin baa la yidhaahdaa. Sheekh Maxamed Khudari baa iskaleh. Kitaabku wuxuu ka midyahay kutubta kooban ee xagga siirada, erayadiisuna aanay adkayn, kuna dhow xagga saxiixnimada. Wuxuu inta badan siirada ka qaadanayaa saxiixaynka iyo kutubta muctamadka ah.
Siirada in la barto muhiimo wayn bay leedahay. Quraanka kariimka ah waxaad arkaysaa iyada oo uu aad uuga waramayo siiradii ambiyada hore iyo taariikhdoodii iyo qisaskoodii, inta qiso ee rusushu leedahay iyo umadahoodu ee quraanka kusoo aroortay iyo qiso walba inta jeeray soo noqonayso way badantahay. Xikmadeeday leedahay. Taariikhdu waxa weeyaan muraayada laga daawado ciddii hore iyo dhacdooyinkii hore iyo maalmihii tagay.
Nabi Muxammad Allaah wuxuu inagu adoonsaday inaynu ku dayano. Sidee loogu dayanayaa hadaan siiradiisa la hayn. Markaad Ku dayankartaa waa inaad dhex tagto horta waaqicuu ku noolaa. Sideebuu uula dhaqmi jiray asxaabtiisa, sidee buu uula dhaqmi jiray umadaha kale, sidee buu uula dhaqmayay ilaahiisa, sidee buu uula dhaqmayay ehelkiisa, sidee buu uula dhaqmayay umadaha shisheeye iyo dacwadiisu siday ahayd. Taasi waxay keenaysaa muqaal fiican dhaqanka iyo hadyigii Nabiga inaad ka hesho.
Siiradu waa qaar ;a midah axaadiithta Rasuulka (sallallaahu calayhi wasalam) oo xadiithkaa markiisa horeba waxa weeyi wixii Nabiga (sallallaahu calayhi wasalam) xaggiisa ka yimaada ee hadal leh, ee ficil leh ee wuxuu cid ku sugay leh oo intuu arkay inay cidi samaynayso uu u daayay. Waa akhlaadiisii iyo khuliqiisii iyo sidii uu ilaahay u abuuray.
Download Kitaabka Nuurul Yaqiin (pdf) – تحميل كتاب نور اليقين في سيرة سيد المرسلين
Download ama dhaqayso Kitaabka Nuurul Yaqiin (mp3)
1 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 1aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
2 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 2aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
3 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 3aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
4 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 4aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
5 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 5aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
6 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 6aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
7 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 7aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
8 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 8aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
9 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 9aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
10 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 10aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
11 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 11aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
12 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 12aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
13 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 13aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
14 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 14aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
15 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 15aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
16 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 16aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
17 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 17aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
18 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 18aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
19 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 19aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
20 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 20aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
21 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 21aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
22 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 22aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
23 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 23aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
24 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 24aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
25 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 25aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
26 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 26aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
27 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 27aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
28 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 28aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
29 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 29aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
30 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 30aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
31 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 31aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
32 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 32aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
33 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 33aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
34 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 34aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
35 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 35aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
36 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 36aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
37 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 37aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
38 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 38aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
39 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 39aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
40 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 40aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
41 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 41aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
42 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 42aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
43 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 43aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
44 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 44aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
45 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 45aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
46 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 46aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
47 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 47aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
48 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 48aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
49 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 49aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
50 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 50aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
51 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 51aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
52 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 52aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
53 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 53aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
54 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 54aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
55 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 55aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
56 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 56aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
57 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 57aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
58 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 58aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
59 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 59aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
60 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 60aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
61 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 61aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
62 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 62aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
63 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 63aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
64 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 64aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
65 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 65aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
66 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 66aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
67 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 67aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
68 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 68aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
69 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 69aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
70 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 70aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
71 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 71aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
72 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 72aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
73 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 73aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
74 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 74aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
75 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 75aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
76 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 76aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
77 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 77aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
78 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 78aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
79 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 79aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir
80 Kitaabka Nuurul Yaqiin Siirada Nabiga (scw) – Darsiga 80aad
Sheekh Maxamed Cumar Dirir